Maryama Omar Ali

Call Directions Contact the organization

Maryama Omar Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maryama Omar Ali, Government Official, Mogadishu.

27/10/2026

Waxaa Lagu Eedeyey argagixisada inay u aruuriyeen lacago & Xoolo si baad ah looga Qaaday Shacabka - Abdifatah Akhyaar

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu  Eedeyay inuu geeystay Dha...
26/10/2026

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis & qof ay xigto yihiin.

Axmed Xasan Maxamuud oo ay saaxiibo ahaayeen ayuu Ka tarufeeyay Mooto Nuuca Fekonta ah, isaggoo u sheegaya inuu u dhiibo Mootada, meel dhowna uu kasoo noqonayo, Balse Dib looma arkin, waana Sagaalkii Bisha Todobaad ee sanadkaan 2026.

Sidoo kale Xuseen Cali Maxamed oo isna ehel xigto ah ay yihiin ayuu kala Tagay Taleefan Samsung A12 ah, Waxaana uu ku maray inuu Qof ka kala hadlayo, uuna u soo celinayo.

Waxaa kale oo galkiisa eedda ku jirta inuu lunsaday Qorigii uu ku qornaa, kaasi oo loogu dhiibay inuu ugu adeego dadkiisa.

Baaris Dheer kadib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Sideed iyo labaatanka Bishii Sagaalaad ee sanadkaan 2026.

Dhageysi kadib, Wadatashi Dheer oo ay yeesheen Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, ayaana ugu dambeyn maanta ku xukuntay Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf shan sano oo xabsi ciidan ah, Bixinta agabkii uu turufeeyey & sidoo kale Qorigii uu ka lunsaday Ciidanka xoogga dalka.

Sida uu warbaahinta u sheegay G/dhexe Muxumed Maxamed Cumar (Samajecel) oo ka tirsan garsoorka Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida.

24/10/2026

Garmaqalka Askari Ku Eedeysan Dilka Sargaal xiggeen Booliska kala tirsanaa.

19/10/2026

Garmaqalka General-kii Booliska ee Gurigiisa lagu dilay - Abdifatah Akhyaar

12/10/2026

Waxaa Lagu Eedeeyey in Jawaan uu ku jiro Qarax inuu Geeyey Balcad & Gabaad siin - Abdifatah Akhyaar.

10/10/2026

Buuraha Galgala & Golis inay ka dagaalameen, ayaa Lagu Eedeeyey - Abdirahman Gacan

08/10/2026

:- Garmaqalka Askari Lagu Eedeeyey Dilka Saaxiibkiis Ciidanka Kala tirsanaa.

07/10/2026

Waxaa lagu Eedeeyey Dilka Labo Qof oo Askari uu ku jiro & Dhac - Abdirahman Gacan

05/10/2026

Maxkamadda Sare - Garmaqalka Dhac & Dil loo Adeegsaday Tooreey - Abdifatah Akhyaar

01/10/2026

Address

Mogadishu

Telephone

+252615691680

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maryama Omar Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maryama Omar Ali:

Shortcuts

Share