25/03/2026
Fariin muhiim ah oo u baahan in madaxda dalka heer federal iyo heer gobolba ay dhug u yeeshaan.
"Sida geel dhukaan qaba waxaa dhigay maqaarkeyga aan la dhuubnaaday maaha inaanu dheef cuninee ". Waa qeylo dhaan xambaarsan tiiraanyo.
Sii faafi muuqaalkaan walaal si madaxda sare ay u gaarto fariintaas.