Hon. Abdiqafar Hange

Hon. Abdiqafar Hange Member Of Parliamant, Deputy Minister of Finance of the Federal Republic Of 🇸🇴Somalia Official Page

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umada islaamka ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed Farxad iyo Nabad ku Ciida.
19/03/2026

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umada islaamka ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed Farxad iyo Nabad ku Ciida.

26/02/2026

Ramadan Mubarak

25/02/2026

Hadal jeedintaydii Cutubka 10aad ee dhamaystirka dastuurka JFS

11/02/2026

Waxaan kulan la yeelanay Madax ka socota Hay’adda Impact Fund Denmark (IFU), oo ah hay’adda qaran ee Dalka Denmark u qaabilsan Maalgalinta Mashaariicda horumarineed, Kulan kaan ayaan uga wada hadalnay xoojinta iskaashiga maalgashiga dhinacyada gaarka loo leeyahay ee la jaanqaadaya Qorshaha Horumarinta Qaranka (NTP) ee Soomaaliya.

08/02/2026

Magaalada Galdogob waxaan kula Casriyeynay qeybaha kala duwan ee bulshada

08/02/2026

Magaalada Galdogob iyo ka qayb-galka Caana Shubka Ugaas Cabdiraxman Ugaas Maxamed.

Waxaan ka qayb galay munaasabad Caana-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed, taas oo muujisay qiimaha dhaqanka, wadaji...
08/02/2026

Waxaan ka qayb galay munaasabad Caana-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed, taas oo muujisay qiimaha dhaqanka, wadajirka iyo sooyaalka ummadda Soomaaliyeed, Hambalyo iyo duco ayaan u dirayaa Ugaaska Cabdiraxmaaan Allaha ku asturo masuuliyadaas.

Waxaan soo gaarnay magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug, annagoo ka qayb galayna xafladda Caana Shubka Ugaas Cabdiraxman,...
08/02/2026

Waxaan soo gaarnay magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug, annagoo ka qayb galayna xafladda Caana Shubka Ugaas Cabdiraxman, Waa munaasabad dhaqan iyo sharaf leh oo muujinaysa midnimo, ixtiraam iyo soo jireenka dhaqanka Soomaaliyeed.

Waxaan Xafiiskayga ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Marwo Patricia Danzi Agaasimaha Guud ee Hay’adda Horumarinta iyo I...
03/02/2026

Waxaan Xafiiskayga ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Marwo Patricia Danzi Agaasimaha Guud ee Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland (SDC) oo uu wehlinayo Mirko Giulietti Safiirka Dowladda Switzerland ee Soomaaliya, Kulanka waxaannu diiradda ku saarnay xoojinta iskaashiga horumarineed, taageerada mashaariicda mudnaanta leh iyo adkaynta xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.

Waxaan hambalyo iyo duco u dirayaa Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya o...
17/01/2026

Waxaan hambalyo iyo duco u dirayaa Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya oo maanta si rasmi ah loogu caleema saaray magaalada Laascaanood, Waxaan Alle uga baryayaa inuu ku garab galo masuuliyadda culus ee loo igmaday, kana dhigo kuwo ku hogaamiya deegaanka caddaalad, midnimo, horumar iyo nabad waarta.

Waxaan magaalada Dhuusamareeb uga qayb-galnay Madasha Aragti-wadaagga ee Heritage, oo sanadkan ay martigelinayso Dowlad-...
31/12/2025

Waxaan magaalada Dhuusamareeb uga qayb-galnay Madasha Aragti-wadaagga ee Heritage, oo sanadkan ay martigelinayso Dowlad-goboleedka Galmudug.

Madasha waxaan ku biirinnay aragtideenna ku aaddan khatarta amni iyo siyaasadeed ee ka dhalan karta aqoonsi beenaadka Israa’iil, kaas oo si cad u halis gelinaya midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo ay cadayn utahay sida Dowladaha aduunka iyo Saaxibada Golaha Amaanka ay u hor’istaageen Aqoonsi beenaadkas.

25/12/2025

Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka, waxay astaan u tahay horumar, dimuqraadiyad iyo ka-qaybgalka dadweynaha ee hoggaaminta dalkooda, oo mudo badan ay sugayeen

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon. Abdiqafar Hange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share