Ciidanka difaaca Soomaaliyeed

Ciidanka difaaca Soomaaliyeed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciidanka difaaca Soomaaliyeed, Government Official, Mogadishu.

23/07/2026

Gaashaanle Cabdi Maxamed Sheekh Xassan { Suulnuuge}

Wuxuu ku dhashay degmada Buulaburde ee Gobolka Hiiraan 1984,
Wuxuu ku Barbaaray Degmada Buurweyn ee Gobolka Hiiraan
Quraanka iyo waxbarashada asaasiga ah isla gobolkaas ayuu ku qaatay.

Wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee gobolka Hiiraan ka aas aasay ciidanka xaq u dirirka ee loo yaqaan Macawisleyda sanadkii 2013,

Taliye Cabdi Suulnuuge isagoo ku guuleystay in uu dilo madaxdii ugu sareysay argagixisada Al-Shabaab ee Hiiraan. Sanadkii 2014 ayuu ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wuxuuna ka mid ahaa saraakiishii ugu horeysay ee leyli sarkaal loogu qaaday dalka Turkiga .

Allah ha u naxariistee gaashaanle Cabdi Maxamed Sheekh Xassan (Suulnuuge) Waxuu argagaxisad kula dagaalamay, Gobolada Hiiraan, Gedo, Shabeelada Dhexe, Shabeelada Hoose, Galgaduud iyo Mudug.
Shabeelada hoose ayuu ku qaatay darajada
Gaashaanle kadib markii uu cashar u dhigay argagaxisada oo ku soo qaaday dagaal xooggan saldhigii ciidamada ee uu isagu taliyaha ka ahaa,

Waxaana xilligaas sidoo kale loo dalbay billad Geesi. Magaalooyin badan uu sabab u ahaa in gacanta cadawga laga saaro waxaana kamid ah
magaalada taariikhda leh ee Xarardheere oo iskuulkii magaalada, hadda isaga loogu magac daray.

( Maalin Sabti ah 6-dii January 2024 ayuu
Gaashaale Cabdi Maxamed SheekhXassan {Suulnuuge} ku shahiiday Koofurta gobolka Mudug oo uu cadawga ku baacsanayay.

Taliye Maslax Goosaar Gaabanay. Taliyaha Dugsiga Tababarka Ciidan Xooga Dalka Soomaaliyeed.
03/07/2026

Taliye Maslax Goosaar Gaabanay.

Taliyaha Dugsiga Tababarka Ciidan Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Yuusuf Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge, Wiil kaan yar ee Xeran darajada Gaashaanle Waa Waxaa dhalay Shahiidkii Wey...
01/07/2026

Yuusuf Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge,

Wiil kaan yar ee Xeran darajada Gaashaanle Waa
Waxaa dhalay Shahiidkii Weynaa Allahaa unaxaiiste Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge.

Gaashaanle Sare Iman Elman Hooyada Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed

12/04/2026

Dardaarankii Muhaajidkii Weynaa Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge Alle haa unaxariisto

12/03/2026

Waa jimca 10kii dabe Ramadaan lagu jira aan uducayna. Shahiidkii Weynaa

Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge oo ushahiiday difaaca Ummadda Soomaaliyeed iyo dalka.
Alle haa unaxariisto Gaashaanle Cabdi Suulnuug

Taliyaha qaybta 21 Maxamed Dhagaweyne ayaa Wada dagaalo dheer iyo xasilooni nabadeed reer Galmudug si aaay uheleen.
10/03/2026

Taliyaha qaybta 21 Maxamed Dhagaweyne ayaa Wada dagaalo dheer iyo xasilooni nabadeed reer Galmudug si aaay uheleen.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaash...
25/02/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha Taliska Guud iyo Hogaanada Ciidanka XDS.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray
Dibu habaynta iyo hormarinta Ciidanka XDS taas Oo u jeedku yahay si loo helo ciidan Leh awood, kana jawaabi kara waajibaadka amni & Difaaca ee dalka.

Taliyaha Ciidanka XDS ayaa adkeeyay muhiimadda wada-shaqeynta, mideynta juhdiga Talisyada,hoggaanadda & hirgelinta qorsheyaasha lagu xaqiijinayo amniga iyo difaaca Qaranka.

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomalia ayaa loo magacabay Cabdirisaaq Eritrea waa Janarall Ciidanka xooga ka tirsan, Ninkaan w...
25/02/2026

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomalia ayaa loo magacabay Cabdirisaaq Eritrea waa Janarall Ciidanka xooga ka tirsan, Ninkaan waa ninkii gacanta ku haayey waqtigii Madaxweyne Farmaajo galka ciidanka Eritrea 🇪🇷 lagu soo tababaray ee kumanaanka ahaa.

Ciidanka cirka ayaa hada waxaa ku socda dhismo iyo qalabeyn xoog leh.

Waa bil Ramadaan aan uducayna. Shahiidkii Weynaa Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge Sawiradaan Waa Gobalka Mud...
24/02/2026

Waa bil Ramadaan aan uducayna.

Shahiidkii Weynaa
Taliye Cabdi Maxamed Sheekh Xassan Suulnuuge

Sawiradaan Waa Gobalka Mudug oo Ciida qaranka uu Hogaaminaayay Korneel Cabdi Suulnuuge dagaal xurayn ah ka wadeen deegaanadda Galmudug.

21/02/2026

Ciidamada Sida Gaarka Ah Utaba Baran
Ee Kumaandooska GORGOR 🦅

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka difaaca Soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share