Macruuf Xaaji

Macruuf Xaaji No matter who you are, where you're from, or what you believe in, you are valued and appreciated here.

I'll keep you in the loop with all the latest happenings, Let's connect, inspire, and enjoy this incredible adventure together!

BARIGA DHEXE: CAWADA MIDIYAHA AYAA LA ISU SAHANAYAA...!!!Xogo Sirdoon ayaa sheegaya in laga yaabo in dagaalkii Israel iy...
04/05/2026

BARIGA DHEXE: CAWADA MIDIYAHA AYAA LA ISU SAHANAYAA...!!!

Xogo Sirdoon ayaa sheegaya in laga yaabo in dagaalkii Israel iyo Mareykanka oo dhinaca iyo Iran dib u billoowdo saacadaha soo aaddan

Galabta, Maraakiib Mareykan ah ayaa u dhaqaaqay dhanka Hormuz ayadoo loo badinaayo in ay ka laabteen kaddib Markii Irantu ku hanjabeen iney weerarayaan

Trump ayaa sheegay inuu Abuuray isbaheysi furaya Hormuz, oo maraakiibta xayiran Galbinaaya

Cawada Iran waxa ay weerartay UAE, ayadoo wararka qaar sheegayaan inaan weerarku Iran ka imaan

CNN ayaa isna tabinaaya in gantaalihii galabta ay celiyeen Difaacyo Israel u rakibtay Imaaraatka....!!!

TRUMP OO SIDIISII WAX ISKU QASAYAQoraal dheer oo uu soodhigay Bartiisa Truth Social ayuu xogo badan oo isku dhafan nagul...
19/04/2026

TRUMP OO SIDIISII WAX ISKU QASAYA

Qoraal dheer oo uu soodhigay Bartiisa Truth Social ayuu xogo badan oo isku dhafan nagula wadaagaayaa, Haddaan soo koobno

1. Iran ayuu ku eedeeyay ineey Jabisay Heshiisyadii, ayadoo rasaas ku ridday maraakiib laga leeyahay Faransiiska iyo Ingiriiska

2. Go'doominta Mareykanku ku sameeyay dekedaha Iran oo uu sheegay iney qasaaro $500 Million oo dolar ah maalinkii ku tahay Iran, Asagoo sheegay inaan Mareykan waxba ka lumeyn, taa baddalkeedana uuba Faa'iido ku qabno xirnaanta marinka

3. HANDADAAD IYO HESHIIS DALAB: Wuxuu sheegay in Wakiiladu mareykanku aadayaan Islamabad, Pakistan si loo sii wado wada xaajoodka, wuxuu sheegay asagoo GOODDDINAYA; Haddii Iran aqbali wayso "HESHIIS MACQUUL AH OO LA QAADAN KARO OO AY WADAAN" In Mareykanku burburin doono dhamaan "Warshadaha Shidaalka iyo Korontada Iran, sidoo kalena Buundooyinka ay dhulka dhigi doonaan

4. Wuxuu kale oo uu sheegay kuna faanay inuu haayo shaqo ay aheyd madaxdii madaxdii mareykanku 47-dii sano ee lasoo dhaafay iney qabtaan, taasoo ah furfuridda waxa uu ugu yeeray "MAKIINADDA DILKA" ee Iran

ISGOYS HALIS AH:-Waxaa lagu jiraa xilli aad u adag oo isha lagu wada haayo saxaafadda caalamka, ayna suurto gal tahay in...
18/04/2026

ISGOYS HALIS AH:-

Waxaa lagu jiraa xilli aad u adag oo isha lagu wada haayo saxaafadda caalamka, ayna suurto gal tahay in mar kale iska hor imaadyadii hubeysnaa ee bariga dhexe dib u billoowdaan

Iran ayaa Xirtay marinka Hormuz, Sababtana ka dhigtay inuusan wali mareykanku ka qaadin cuno qabateyntii Dekedaha Iran

Ciidanka mareykanka ayaa sheegay in wali ay saarantahay Xayiraaddu dekedaha Iran ayna tahay iney furaan marinka Hormuz

Maraakiib ayaa maanta la xabadeeyay lagana celiyay marinka Hormuz, waxaana celiyay ciidanka badda ee Iran

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iran ayaa sheegtay in mareykanku ka baxay Ballamadii ayna macquul tahay ineysan la galin wax wada xaajood ah oo dambe

Sidoo kale waxa ay sheegeen inta aan la isu tagin iney qummantahay in waxa laga hadlayo la isla sii ogaado

BALLAN KA BAXIran ayaa sheegtay inuu Mareykanku uga baxay Ballankii ahaa, marka ay furaan Hormuz inaan la carqaladeyn do...
18/04/2026

BALLAN KA BAX

Iran ayaa sheegtay inuu Mareykanku uga baxay Ballankii ahaa, marka ay furaan Hormuz inaan la carqaladeyn doonin maraakiibta ku jeeda ama ka yimaada Dekedaha iran

Trump wuxuu ku hanjabay inuu duqeymihii dib u billaabi doono

AMAA LOO LAABTAA DUQEYMIHII IYO DAGAALKII

HORMUZ OO DIB LOO XIRAYIran ayaa ku dhawaaqday in marinka Hormuz xiranyahay, kaddib markii Mareykanku ka qaadi waayay go...
18/04/2026

HORMUZ OO DIB LOO XIRAY

Iran ayaa ku dhawaaqday in marinka Hormuz xiranyahay, kaddib markii Mareykanku ka qaadi waayay go'doomintii uu soo rogay Dekedaha Iran

Iran ayaa sheegtay si marinku u ahaado mid loo wada simanyahay in mareykanku qaado cuno qabateynta saaran Dekedaha Iran, oo wali Mareykanku uu hakinayo maraakiibta u socota ama ka timid Dekedaha Iran

DONALD TRUMP ayaa sheegay in "War aad u wanaagsan" uu jiri doono oo ku saabsan Iran, wuxuuna ka digay in Xabad joojintu ...
18/04/2026

DONALD TRUMP ayaa sheegay in "War aad u wanaagsan" uu jiri doono oo ku saabsan Iran, wuxuuna ka digay in Xabad joojintu dhamaan doonto Irana uu burburin doono Haddii aan la gaarin illaa Arbacada is waafaqid xiligeedu dheeryahay"

Trump ayaa aad ugu celcelinaya labo sheey oo ah:- Dagaalka waa ku laabaneynaa oo burburineynaa inta Iran ka hartay iyo Iran waa iney nagu soo wareejiso Uraniumta, Trump ayaa Aaminsan in Uraniumtu ay godad hoostood ku jirto oo ay duqeynta ku dumiyeen

Dhanka Kale Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa sheegtay in Iran aysan ka tanaasuli doonin, wareejinna doonin Uraniumteeda, waxayna sheegtay qaab shuruucda caalamiga ahi qabto iney raaceyso

KADDIB FURITAANKA HOMRUZKaddib ku dhawaaqiddii Trump in marinku Furmay, iranna ay xaqiijisay, dhamaan maraakiibtu iney m...
17/04/2026

KADDIB FURITAANKA HOMRUZ

Kaddib ku dhawaaqiddii Trump in marinku Furmay, iranna ay xaqiijisay, dhamaan maraakiibtu iney maraan ayaa la faray.

Trump ayaa ku kaftamay NATO "Markii aan soo gabagabeeyay Xaalka Hormuz, waxaa isoo wacay madaxda NATO, ayagoo leh maku caawinnaa, waxaan u sheegey iney faraha ila soo galin, Kaliya Shidaalkiima rarta ee Marsiista, Markii loo baahnaa lama helin, SHABEEL WARQAD KU SAWIRAN" (Yacnii waxba ma galaan)

WAXAA MUUQATA IN DAGAALKII BARIGA DHEXE SOO DHAMAADAY, AYADA OO RAGNA GUULEYSTAY RAGNA DHULKA LAGU JIIDAY, KUWANA LA HILMAAMAY

SAAKA IYO TRUMP"Waxa macquula iney u noqoto maalin taariikhi ah Lubnaan, waxyaabo wanaagsan ayaa dhacay" TrumpAyadoo Tru...
17/04/2026

SAAKA IYO TRUMP

"Waxa macquula iney u noqoto maalin taariikhi ah Lubnaan, waxyaabo wanaagsan ayaa dhacay" Trump

Ayadoo Trump ku dhawaaqay xabad joojin lubnaan ah, ciidanka Lubnaan ayaa soo tabinaya xad gudubyo badan oo Israel ku sameysay xabad joojinta (waa lagu yaqaan, waa arrinkii G*za ay ka sameysay oo ayadoo leh xabad joojin aa jirta ay dadka leyneysay)

Marka dhibaato aad abuurtay joojiso aadna ku tilmaanto Taariikhi WAA CAJIIB

Waxa kale oo Trump sheegay:-
1. In Ciidanki badda ka burburiyeen Iran
2. Wuxuu qiray iney Iran tahay dal Muruq iyo ahaan iyo caqli ahaanba xoogan
3. Iney bubur ku dhawdahay Iran oo labo bil kaliya ay u baahantahay in lasoo afjaro
4. Maraakiibta Mareykanka midkood in 111 Gangaal lagu soo riday uuna dhamaan soo riday
5. Dagaal ma rabo, laakiin waa In Iran Wax walba oo Nuclear ku saabsan meesha ka saarto

XABBAD JOOJIN AMAR AHDonald Trump ayaa ku dhawaaqay Xabbad Joojin Lubnaan ah, ayada oo aan Israel talo badan ku leheynKu...
16/04/2026

XABBAD JOOJIN AMAR AH

Donald Trump ayaa ku dhawaaqay Xabbad Joojin Lubnaan ah, ayada oo aan Israel talo badan ku leheyn

Kulan Golayaasha Israel qaar ka biyo diideen Xabad joojinta ayaa Qabsoomay, oo Wasiirro badan ayaa diiddan xabbad joojinta

Arrinka Lubnaan ayaa kamid ah Shuruudda Iran, Sidoo kale maanta ayuu Ttump ku dhawaaqay inuu Hoggaamiyayaasha Libnaan iyo Israel kulan fool ka fool ah u qaban doono

LONGEST DEPLOYMENT RECORD: (HOWL-GAL KU MAQNAAN AMA HEEGAN KU JIRID TII UGU DHEEREED VIETNAM KADDIB)Markabka USS Gerald ...
16/04/2026

LONGEST DEPLOYMENT RECORD: (HOWL-GAL KU MAQNAAN AMA HEEGAN KU JIRID TII UGU DHEEREED VIETNAM KADDIB)

Markabka USS Gerald R. Ford ayaa noqonayaa Kaddib Dagaalkii Vietman Markabkii waqtiga ugu dheer ku jira Howlgal, Howlgal waxaa lagu qeexaa howl Ciidan oo loo baxay, oo aan wali Markabkaas loo helin nasiino lagu damiyo oo shaqooyin looga qabto ama lagu nasiyo

IRAN IGU SOO OROD MAAHAN

Xariifkaan wuxuu qeyb ka ahaa soo qabashadii Nicolas Maduro oo ayada dhanba saacado lagu soo gaba gabeeyay, Iran ayaa lasoo kala tuuraa ee xaga tagaa la dhahay, Wali waxaa socda howlgalkii

ILO AMNI OO PAKISTAN AH: Madaxa Ciidanka Qalabka Sida ee Pakistan Field Marshal Asim Munir ayaa la filayaa inuu Barri oo...
16/04/2026

ILO AMNI OO PAKISTAN AH: Madaxa Ciidanka Qalabka Sida ee Pakistan Field Marshal Asim Munir ayaa la filayaa inuu Barri oo Jumco ah gaaro Washington, Safarka ayaa qeyb ka ah howsha dhexdhexaadinta ah ee ay ka dhex wadaan Iran iyo Mareykanka

Asim ayaa shalay Gaaray Tehran, ayadoo la filayo Jawaabta uu kala soo kulmay Dhanka Iran inuu la aadi doono Washington

SU'AAL: Tolow Ciidanka Somalidu m leeyihiin Darajada Field Marshal?

Address

45
Mogadishu

Telephone

+252682040750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruuf Xaaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Macruuf Xaaji:

Share