Yusuf Abdi Shire

Call Website Contact the organization

Yusuf Abdi Shire Communication Specialist | Journalist | Politics | Climate Change Advocate

| Instagram | yuusuf.shire
| Snap-chat | Yuushire
| Email : [email protected]
| Mobel : +254790100052

"Fadlan Nagu soo biir"

Nominations Are Officially Open: Top 10 Somali Excellence 2026! Every year, Global Somali Magazine spotlights extraordin...
10/28/2026

Nominations Are Officially Open: Top 10 Somali Excellence 2026!

Every year, Global Somali Magazine spotlights extraordinary leaders, innovators, and change-makers whose achievements and service are making a deep impact across our communities and the world.

Today, official public nominations are open for the Top 10 Somali Excellence 2026 Awards, anchored by our highest flagship recognition, the Global Somali Person of the Year!

Whether in business, technology, education, media, healthcare, arts, faith leadership, community advocacy, athletics, or public service; we want to recognize the individuals raising the bar worldwide.

📅 Nomination Window: October 28 – November 27, 2026
🌐 Nominate Online: globalsomalimagazine.com/nominate
💼 Sponsorship Inquiries: [email protected] | +1 (612) 500-7800

Soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabtay dhalinyarada kala Geeddi-sahan, Faraska Madow iyo Nasra Abtidoon, kuwaaso socdaal ...
10/28/2026

Soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabtay dhalinyarada kala Geeddi-sahan, Faraska Madow iyo Nasra Abtidoon, kuwaaso socdaal ku tagay magaalada Hargaysa,ma cadda ujeedka loo xiray

Wiil 3-jir ah oo lagu magacaabo Nevada Pierre ayaa ololaha GoFundMe ee lagu taageerayo safarkiisa kubadda cagta wuxuu ka...
10/27/2026

Wiil 3-jir ah oo lagu magacaabo Nevada Pierre ayaa ololaha GoFundMe ee lagu taageerayo safarkiisa kubadda cagta wuxuu ka helay $37,648, iyadoo bartilmaameedku ahaa $30,000. Lacagtaas waxaa ku deeqay in ka badan 1,400 qof.

Ololaha waxaa billowday hooyadiis, Martasia Griffin, kaddib dhacdo ka dhacday ciyaar kubadda cagta ah oo 24-kii Oktoobar 2026 ka dhacday gobolka Florida ee dalka mareykanka.

Nevada ayaa ciyaarta laga saaray xiligaas sababo la xiriira heerkiisa ciyaareed, waxaana xaaladdu gaartay in booliska loo yeero. Dhacdadan waxay murugo weyn ku abuurtay ilmaha iyo qoyskiisa.

Wasaarada gaashaandhigga ee DFS ayaa sheegtay in  75-xubnood oo ka tirsan AS lagu dilay dagaal saacado qaatay oo ka dhac...
10/27/2026

Wasaarada gaashaandhigga ee DFS ayaa sheegtay in 75-xubnood oo ka tirsan AS lagu dilay dagaal saacado qaatay oo ka dhacay deegaanka Jameeca ee hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, oo Kampala kula kulmay MW Xasan, ayaa sheegay in dhawaan Soomaaliya loo dhoofin do...
10/26/2026

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, oo Kampala kula kulmay MW Xasan, ayaa sheegay in dhawaan Soomaaliya loo dhoofin doono Bunka ama Kafeega dalkaas uu Soo saara.

“ Soomaaliya waxay dhowaan heli doontaa kafeega Uganda, taasina waa tallaabo loo qaaday jihada saxda ah. Waxaan uga mahadcelinayaa Mudane Xasan Sheekh taageeradan,”

MW Xasan Sh "Markaan dhahaayo talo dhexda la dhigaayo ma jirto macnaheedu maaha wadatashi in aan diidanahay balse waa in...
10/25/2026

MW Xasan Sh "Markaan dhahaayo talo dhexda la dhigaayo ma jirto macnaheedu maaha wadatashi in aan diidanahay balse waa in ay noo kala cadahay talinta iyo latashiga"

10/25/2026

Too Garowe: Puntland oo shaacinaysa go'aankeeda ku aadan khilaafka Federaalka

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay dad ku dhintay weerar lagu qaaday Kaniisad ku taal dalka Urdan
10/24/2026

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay dad ku dhintay weerar lagu qaaday Kaniisad ku taal dalka Urdan

Nairobi: Dabaq dhismo ku socday oo ku yaaley Xaafada Islii ayaa dumay,ayadoo u socdo gurmad kala duwan lagu baarayo in d...
10/23/2026

Nairobi: Dabaq dhismo ku socday oo ku yaaley Xaafada Islii ayaa dumay,ayadoo u socdo gurmad kala duwan lagu baarayo in dad nool ku hoos Jiren

Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay madaxwaynaha Galmudug asagoona helay 72 cod kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhu...
10/22/2026

Liibaan Axmed Xasan ayaa loo doortay madaxwaynaha Galmudug asagoona helay 72 cod kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Abdi Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Yusuf Abdi Shire:

Shortcuts

Share