Durdur Media Group

Durdur Media Group Durdur Media Group LLC is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos. With offices in Mogadishu.

With offices Mogadishu and Columbus Ohio. [email protected] +252614461934 Dur-dur Media Group is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos.

12/06/2026

minnesota

War Deg deg ah Garsoore Cumar Cartsn ayaa lagu abaal mariyay inuu dhexdhexaadiyo ciyaarta koobka UEFA Super Cup ee dhex ...
11/06/2026

War Deg deg ah

Garsoore Cumar Cartsn ayaa lagu abaal mariyay inuu dhexdhexaadiyo ciyaarta koobka UEFA Super Cup ee dhex mari doona PSG iyo Astonvilla 12 ka bisha Agosto. Alxmllh

11/06/2026

Baaba catoosh yare oo guush garsoore cumar cartan ku farxi ila daawo

Deg deg Garsoore  Cumar Cartan ayaa loo magacaabay inuu dhexdhexaadiyo ciyaarta UEFA Super Cup ee  dhici doonta 12-ka Ag...
11/06/2026

Deg deg Garsoore Cumar Cartan ayaa loo magacaabay inuu dhexdhexaadiyo ciyaarta UEFA Super Cup ee dhici doonta 12-ka Agoosto, taasoo dhex mari doonta PSG iyo Aston Villa.

Ciyaartan ayaa lagu qaban doonaa magaalada Salzburg, oo ah caasimadda gobolka Salzburg ee dalka Austria.

11/06/2026

Quruxda wejigu waxay ka bilaabataa dhoolla-caddeynta
Si aad u dhool cadeesid imaw xarunta ilkaha ee sahal dental clinic center

11/06/2026

Catoosh yare xamiitadiisa oo dufin badan Laga helay halmar ila daawo kawac somali Syrian 0612744001/0612744002

10/06/2026

Xarunta xananada Caruurta ee Axlaam oo Laga furay magalada muqdisho kawac 0614473703

10/06/2026

Xidigtii somaaliya ku matali laheed tartanka super moodlka aduunka Hal mar Ila daawo cajiib

Waxaan si mug iyo miisan leh ugu hambalyeynayaa uguna ducaynaa hoggaamiyaha la doortay ee Dawladda Koonfur Galbeed Mud. ...
10/06/2026

Waxaan si mug iyo miisan leh ugu hambalyeynayaa uguna ducaynaa hoggaamiyaha la doortay ee Dawladda Koonfur Galbeed Mud. Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo maanta Golaha Wakiilada DKG u doorteen inuu hoggaamiyo 5-ta sano ee soo socota.

Waxaan Eebbe u weydiinayaa inuu xilka iyo masuuliyadda la garabgalo una fududeeyo, kana dhigo mid guul u horseeda shacabkiisa iyo guud ahaan Soomaaliya oo dhan.

Hambalyo, hambalyo.

09/06/2026

Waladiinta Shaqeeya Caruurtooda oo xal loohelay halmar ila daawo 0614473703

Address

Maka/Almukarama Rood/mogadishu-
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614461934

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Durdur Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Durdur Media Group:

Share