Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor

Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor, Government Organization, Jaziira Street, Mogadishu.

Guutada 18aad ee Kumaandooska Gorgor
Cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo ku hawlan difaaca Qaranka, fulinta hawlgallada gaarka ah, tababarka ciidan, iyo ilaalinta shacabka.

29/05/2026

Saraakiil Ciidan oo Hor kacayo Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax iyo Maamulka Degmadda Ceel-Dheer ayaa Maanta Ka Qeyb Galay Munaasabad Xarigga Loogga Jaraayey Deegaan Cusub Oo Towfiiq Loogu Magacdaray.

28/05/2026

Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Maamulka Degmada Ceeldheer iyo Dhalinyarada Degmadaas Ayaa Caawa Ku Fiidsaday Degmada Ceeldheer ee bariga Gobalka Galgaduud

Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax ayaa maanta gelinkii dambe booqasho shaqo ugu  taga...
28/05/2026

Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax ayaa maanta gelinkii dambe booqasho shaqo ugu tagay Geesiyada Qaranka ee ku sugan deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud iyo Degmada Ceeldheer

28/05/2026

Taliyaha Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor Col Aadan Maxamed Faarax ayaa maanta gelinkii dambe booqasho shaqo ugu tagay Geesiyada Qaranka ee ku sugan deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud iyo Degmada Ceeldheer

27/05/2026

Inaad Nabad Ku Ciido Ragaas ayaa Sabab u ah Alle Ka Sokow, Guuleeysta Geesiyaasheenna Qarankow.

Taliyaha Guutadda 18,aad Qeybta Koowaad Ee Ciidamadda Kummaandooska Gorgor XDS, Gaashaanlle Dhexe. Aadan Maxamed Faarax

Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciid wanaagsan Dhammaan Umadda soomaaliyeed meel walba ay joogaan Gaar ahaan geesiyada Qaranka Soomaaliyeed
27/05/2026

Ciid wanaagsan Dhammaan Umadda soomaaliyeed meel walba ay joogaan Gaar ahaan geesiyada Qaranka Soomaaliyeed

27/05/2026

Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax Saalada Ciida Kula oogay Geesiyada Ururka 9'aad Kumaandooska Gorgor Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobalka sh/dhexe

Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax oo wehlinayo Madaxa Hubka iyo Risaasta Guut...
27/05/2026

Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax oo wehlinayo Madaxa Hubka iyo Risaasta Guutada 18'aad Gorgor Maxamed Xasan Siidoow ayaa Saalada Ciida Kula oogay Geesiyada Ururka 9'aad Kumaandooska Gorgor Deegaanka Xaaji Cali Ee Gobalka sh/dhexe

Dhanka Kale Taliyaha Guutada 18aad Qaybta 1'aad aad CXDS G/le dhexe Aadan Maxamed Faarax Ayaa Geesiyada Qaranka Gaar Ahaan Geesiyaasha Guutada 18'aad Kumaandooska Gorgor ee Har Iyo Habayn Utagan Sugida Amniga Ugu Hambayey Munasabada Ciidul-adxa.

Gobalka Bay & Gorgor OneTaliye Xassan Kaafi & Abdullahi Tima-weyne
23/05/2026

Gobalka Bay & Gorgor One
Taliye Xassan Kaafi & Abdullahi Tima-weyne

Cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyed oo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay Carbis Millitary ...
23/05/2026

Cutub ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyed oo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay Carbis Millitary oo socda muddo 45 Malin ah ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalkena Soomalia.

Carbiskan oo ay ka qayb galeen 18 wadan ayay Geesiyaasha CXDS waxa ay ka galeen kaalinta 3'Aad waxaana muuqata sara u kaca awooda Ciidanka oo sanad walba ka qayb gala madala ay marti geliyaan Dawladaha Africa & Aasiya.


Taliyaha guutada 20'Aad ee Ciidanka Komandoska Gor Gor G/le Cabdullahi Taajudin Xaaji ayaa cutubka ku soo dhaweeyay magalada Mogadisho, isagoona ku bogaadiyay kaalinta muuqata oo ay ka keeneen tartankan soo jireenka ah.

23/05/2026

Kumandooska Gor Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Gorgor baa dhaqaaqdoo
Gabolada Dalkeenee
Gedo ilaa Bari
Galgaduud ku faaftoo

Address

Jaziira Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Guutada 18'aad Kumandoska Gor-gor:

Share