Jama Taqal Abbas

Jama Taqal Abbas Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jama Taqal Abbas, Mogadishu.

21/04/2023
Acmaasha bisha Barakeysan ee Ramadan Allaha naga aqbalo dhammaanteen."Biyo nadiif ah iyo koronto qiimo jaban Allaha nasi...
05/04/2023

Acmaasha bisha Barakeysan ee Ramadan Allaha naga aqbalo dhammaanteen.
"Biyo nadiif ah iyo koronto qiimo jaban Allaha nasiiyo"





Ramadan mubarak dhammaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meelwalbo oo ay aduunka ka joogaan.. Bisha Soon waa...
23/03/2023

Ramadan mubarak dhammaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meelwalbo oo ay aduunka ka joogaan.. Bisha Soon waa bil ku suntan cibaado, isjaceyl, naxariis, iscafin,isu-dhimrin iyo saddaqada alle hana waafajiyo kheyrka bisha ramadaan.

15/03/2023

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha waxay isu diyaarinaysaa qabashada munaasabadda Maalinta Biyaha Adduunka ee 22-ka Maarso, 2023.

Halkudhiga sanadkan waa dardargelinta isbeddelka, oo shaqsi walbo laga rabo in uu Ka qeyb qaato ilaalinta, dhowrida, beekhaaminta iyo nadaafadda Biyaha.

Dadaalkii wuxuu kusoo dhammaadey meel wanaagsan.Waxaan umahadnaqayaa Madaxweynaha qaranka H.E. Hassan Sheik
08/03/2023

Dadaalkii wuxuu kusoo dhammaadey meel wanaagsan.
Waxaan umahadnaqayaa Madaxweynaha qaranka H.E. Hassan Sheik

HORAA LOO SOCONAYAA.
03/03/2023

HORAA LOO SOCONAYAA.

Waxaa si rasmi ah u furmay shirka Madasha Horumarinta Biyaha Soomaaliya oo ay hogaamineyso Wasaaradda Tamarta iyo Kheyra...
01/03/2023

Waxaa si rasmi ah u furmay shirka Madasha Horumarinta Biyaha Soomaaliya oo ay hogaamineyso Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, waxaana daah furay Ra'iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Saalax Jaamac.

Madashu waxaa lagu qeexi doonaa wax ka qabashada caqabadaha horumarinta biyaha iyada oo la kobcinayo hannaan dhinacyo badan leh oo isu keenaya hay’adaha dawladda ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedba leh, bulshada rayidka ah, aqoonyahannada, Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga ah, deeq-bixiyeyaasha, iyo safaaradaha Ka hawlgala Muqdisho.

Waxaa Maanta soo xiray   kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay hawl-wadeenada Wasaaradda iyo hay'ada FAO oo mudo laba maalmo...
21/02/2023

Waxaa Maanta soo xiray kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay hawl-wadeenada Wasaaradda iyo hay'ada FAO oo mudo laba maalmood ah socday.

Kulankaas oo diiradda lagu saarayay hirgelinta Istaraatiijiyada Qaran ee Biyaha (NWRS) iyo hawlgelinta Xarunta Isuduwidda Biyaha.

Waxaa kaloo kulanka looga hadlay maareynta joogtada ah ee kheyraadka Biyaha dusha sare iyo biyaha dhulka hoostiisa, si wax looga qabto jahawareerka cimilada ee soo noqnoqda loona horumariyo korriin iyo soo kabasho waarta ee Dhanka Biyaha

Waxaan u mahad naqayaa Sanatarrada Aqalka sare iyo Golaha shacbiga oo ka horeeyey waxaana rajeynayaa inay noqoto Tallaab...
19/02/2023

Waxaan u mahad naqayaa Sanatarrada Aqalka sare iyo Golaha shacbiga oo ka horeeyey waxaana rajeynayaa inay noqoto Tallaabo dalka qeybtiisa adeegyada bulshada kor uqaada.

Waxaan maanta Sanatarrada Aqalka Sare horgeeyay Hindise Sharciyeedka Korontada Qaranka, una faahfaahiyay muhiimadda shar...
11/02/2023

Waxaan maanta Sanatarrada Aqalka Sare horgeeyay Hindise Sharciyeedka Korontada Qaranka, una faahfaahiyay muhiimadda sharcigan uu u leeyahay guud ahaan Dalka iyo sida uu uga qeyb qaadan Karo koboca dhaqaale iyo maalgashiga dhanka Tamarta (korontada) dalka.

XUKUUMADDA DAN-QARAN, Horaa loo soconayaa.
09/02/2023

XUKUUMADDA DAN-QARAN, Horaa loo soconayaa.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615579254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jama Taqal Abbas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share