Ali Nur Dirie

Call

Ali Nur Dirie Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Nur Dirie, Mogadishu.

27/10/2026

somalia ma jiro qof system ka tagaya, qofkastaahi wixii uu wanaajiyaay ayuu xumaan ku dama marinayaa.

22/10/2026

๐Ÿ“ข ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก!

Yashoda Hospitals Medical Information center somaliya iyo wakiilkooda HealthBridge Som Consultant oo kaashanaya Isbitaalka Dr.Sumait Hospitals wuxuu bulshada Soomaaliyeed u keenayaan fursad qaali ah oo caafimaad, iyadoo uu booqasho ku imanayo Dr. Rajasekhar Reddy K, ahna khabiir ku takhasusay qalliinka maskaxda iyo laf-dhabarta (Senior Consultant Neuro and spine surgeon ), kana howlgala Yashoda Hospitals Hyderabad - India lehna khibrad caafimaad oo dhan 22 sano.

๐Ÿ“… Inta u dhexeysa ๐Ÿ๐Ÿ‘โ€“๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, waxaad heli doontaa fursad aad kula kulanto dhakhtarka si aad u hesho la-talin iyo qiimeyn caafimaad oo ku saabsan xaaladaha la xiriira neerfaha maskaxda iyo laf-dhabarta.

Ha seegin fursaddan muhiimka ahโณ๐Ÿ‘‡
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 0619287799 / 0619287755 si aad isu diiwaangeliso.

WhatsApp lambar si fudud ula xariir: 0618431516.
Ama Lambarka gaaban โ˜Ž๏ธ4848

Wehelka caafimaadkaaga Cali Faa'id SIMAD University Dr.Sumait Hospitals Somali Medical Association Bisle Hassan Mohamed ...
22/10/2026

Wehelka caafimaadkaaga Cali Faa'id SIMAD University Dr.Sumait Hospitals Somali Medical Association Bisle Hassan Mohamed Idiris Alteeso Ali Adan Mumin

๐Ÿ“ข ๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก!

Isbitaalka Dr. Sumait Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed u keenayaa fursad qaali ah oo caafimaad, iyadoo uu booqasho ku imanayo Dr. Rajasekhar Reddy K, ahna khabiir ku takhasusay qalliinka neerfaha iyo laf-dhabarta (Senior Consultant Neurosurgeon), kana howlgala Yashoda Hospitals lehna khibrad caafimaad oo dhan 22 sano.

๐Ÿ“… Inta u dhexeysa ๐Ÿ๐Ÿ‘โ€“๐Ÿ๐Ÿ“ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, waxaad heli doontaa fursad aad kula kulanto dhakhtarka si aad u hesho la-talin iyo qiimeyn caafimaad oo ku saabsan xaaladaha la xiriira neerfaha, maskaxda iyo laf-dhabarta.

Ha seegin fursaddan muhiimka ahโณ๐Ÿ‘‡
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 0619287755/0619287799 si aad isu diiwaangeliso.

More info: https://shorturl.at/qMKa0

Dr.Sumait Hospitals Dr.Fartun Orey
19/10/2026

Dr.Sumait Hospitals Dr.Fartun Orey

Waxaa Talaadada Muqdisho ka dhici doona Shirka Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed, oo sannadkan diiradda lagu saarayo caafimaadka Soomaaliya.

Waxaa bandhigga qayb ka ah dood-wadaag lagu lafaguri doono dhisidda adeeg caafimaad oo la awoodi karo, si fudud loo heli karo, loo wada siman yahay, tayana leh, iyada oo farta lagu fiiqaayo caqabadaha jira iyo xalalka suurtagalka ah ee mustaqbalka.

LHAMBALYO, HAMBALYOHambalyo Bushro Ali Dirie guusha qiimaha badan ee aad gaartay. Waxaan kuu rajeynayaa guulo badan oo i...
16/10/2026

LHAMBALYO, HAMBALYO

Hambalyo Bushro Ali Dirie guusha qiimaha badan ee aad gaartay. Waxaan kuu rajeynayaa guulo badan oo isdaba joog ah, mustaqbal ifaya iyo horumar joogto ah.

Bushro Ali Dirie waxay ka mid ahayd ardaydii u fariisatay imtixaanka gelitaanka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Guushaadu waa mid mudan bogaadin iyo dhiirrigelin. Alle ha kuu fududeeyo safarkaaga waxbarasho, hana kaa dhigo qof aqoonteeda uga faa'iideeya nafteeda, qoyskeeda iyo bulshadeeda.

Hambalyo mar kale, Bushro. Guul iyo gobannimo ayaan kuu rajeynayaa
Cali Faa'id

15/10/2026

Jumca wanaagsan

15/10/2026

Aad iyo aad ayeey ugu mahadsan yihiin maamulka gartay in maantay loo baahan yahay in la xakameeyo smart phones, ilmuhu iskuulka ku isticmaalayaan.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615809055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Nur Dirie posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share