Somali Embassy in Pretoria- South Africa

Somali Embassy in Pretoria- South Africa Embassy of the Federal Republic of Somalia, Pretoria. Coverage: South Africa, Mozambique, Namibia, Eswatini, Angola, Botswana and Lesotho.

OGEYSIIS Waxaan dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Angola ku wargelinaynaa in Xafiiska Adeegga Baasaboo...
15/08/2026

OGEYSIIS

Waxaan dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Angola ku wargelinaynaa in Xafiiska Adeegga Baasaboorrada iyo NIRA ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika uu si ku-meel-gaar ah uga hawlgeli doono Magaalada Luanda, Angola, laga bilaabo Axada, 16 Agoosto 2026 Ilaa 22 Agoosto 2026.

Sidoo kale, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika waxaa lagu wargelinayaa in Xarunta Adeegga Baasaboorrada iyo NIRA ee Pretoria ay xirnaan doonto ilaa 22 Agoosto 2026.

29/07/2026

Somalia Strengthens Strategic Partnership with South Africa at African Union Executive Council

Addis Ababa, Ethiopia | 29 July 2026

On the sidelines of the African Union’s 49th Executive Council, H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, held bilateral discussions with South Africa’s H.E. Ronald Lamola, Minister of International Relations and Cooperation.

The two ministers discussed advancing cooperation on AU initiatives, regional peace, economic partnership and development. H.E. Ronald Lamola reiterated South Africa’s commitment to supporting Somalia’s sovereignty and territorial integrity, and both sides committed to deepening bilateral engagement.

For more details, contact:
Mohamed Mahmud Allaale
Communications Department
Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation
Federal Republic of Somalia
Email: [email protected]
Twitter:
Somali Page: Wasaaradda Arrimaha Dibadda

29/07/2026

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Afrika ayaa yeeshay kulan ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah intii uu socday Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Addis Ababa, Itoobiya | 29 Luulyo 2026,

Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiirka Xiriirka Caalamiga iyo Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Ronald Lamola.

Labada wasiir waxay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ku saabsan hindiseyaasha Midowga Afrika, nabadda iyo xasilloonida gobolka, iskaashiga dhaqaale iyo horumarinta.
Wasiir Ronald Lamola aya sheegay sida ay Koonfur Afrika uga go'an tahay taageeridda madax bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyadoo labada dhinacna ay ku heshiiyeen in la sii xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga laba geesoodka ah.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Mohamed Mahmud Allaale
Waaxda Warbaahinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Email: [email protected]
Twitter:
Bogga Af-Ingiriska: Ministry of Foreign Affairs of Somalia

H.E. Ambassador-Designate Adam Isak Ali and Mr. Yasin Ali Arale, Second Counsellor paid a courtesy visit to the Departme...
14/07/2026

H.E. Ambassador-Designate Adam Isak Ali and Mr. Yasin Ali Arale, Second Counsellor paid a courtesy visit to the Department of International Relations and Cooperation (DIRCO), where we met with Ms. Bulelwa Kiva, Director for East Africa; Mr. Lunga Ngqengelele, Director for the East African Community (EAC) and Mr. R.G. Stroebek, Somalia Desk Officer.

We held productive discussions on strengthening Somalia–South Africa relations.

The Embassy expresses its sincere appreciation to DIRCO for the warm welcome and looks forward to further enhancing the strong partnership and friendship between the two countries. 🇸🇴🇿🇦

H.E. Adam Isak Ali, Designated Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the ...
13/07/2026

H.E. Adam Isak Ali, Designated Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book of Condolences at the Embassy of the State of Qatar in Pretoria, expressing his heartfelt condolences to His Highness Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, the Royal Family, the Government, and the brotherly people of the State of Qatar on the passing of His Highness the Father Amir, Sheikh Hamad bin Khalifa Al Thani.

On behalf of the Government and people of the Federal Republic of Somalia, the Designated Ambassador conveyed sincere sympathies and solidarity during this time of mourning.

May Allah (SWT) forgive him, have mercy upon him, and grant him the highest place in Jannatul Firdaus🇸🇴🇶🇦

Munaasabadda Xuska 1-da LuuliyoSafaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika ayaa magaa...
04/07/2026

Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika ayaa magaalada Pretoria ku qabatay munaasabad lagu maamuusay Xuska 1-da Luuliyo, taas oo ay ka soo qayb galeen Danjiraha Safaaradda, diblomaasiyiinta Safaaradda, ganacsato, arday, culimaa’udiin, haween iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq Cali, ayaa munaasabadda ka jeediyay khudbad uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah ee 1-da Luuliyo iyo qiimaha ay u leedahay shacabka Soomaaliyeed.
Danjiruhu wuxuu bulshada Soomaaliyeed ku boorriyay inay sii xoojiyaan midnimada, wadajirka, iyo ilaalinta qaranimada Soomaaliya, isla markaana jiilasha soo koraya lagu barbaariyo qiimaha xorriyadda iyo waddaniyadda.

Intii ay munaasabaddu socotay waxaa sidoo kale la soo bandhigay barnaamijyo ka tarjumayay Kheyraaad ka Dalka iyo taariikhda Wadan ka.

Dhanka kale Danjire Adam Isak ayaa mahadcelin balaaran ujeediyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya Dr xasan Sheikh Maxamuud iyo Bulsha waynta soomaaliyeed ee ku nool koonfur afrika hirgelinta iyo u iibinta dhulka ay ku shaqeeyso safaaradda soomaaliya ee koonfur afrika.

29/06/2026

Fariin Kooban oo ku Socota Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika

Waxaan la socodsiineynaa dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed in 30 Juun 2026 aysan jirin wax xaalad gaar ah ama go’aan cusub oo saameynaya guud ahaan ajaanibta gaar ahaan Soomaalida ku nool Koonfur Afrika.

Dowladda Koonfur Afrika waxay mar kale cadeeyneysa inay ilaalinayso xuquuqda, karaamada iyo badbaadada qof kasta iyadoo aan loo eegin jinsiyaddiisa ama xaaladdiisa socdaal, isla markaana aysan aqbali doonin falal naceyb ama takoor ku saleysan isir ama dhalasho.

Waxaan bulshada ku boorrineynaa inay ka fogaadaan wararka aan la xaqiijin ee lagu faafiyo baraha bulshada, ayna ku kalsoonaadaan oo keliya xogta ka timaadda hay’adaha rasmiga ah.

Muwaadin, haddii aad la kulanto wax caqabad ah fadlan si degdeg ah ula soo xiriir Number ka Safaaradda: 📞 078 917 0617.

Safiirka Jamuuriyada Federaalka soomaaliya ufadhiya Dalka Konfur Africa Ambassador Adam Isssak Ayaa Munaasbada Hambalyad...
26/06/2026

Safiirka Jamuuriyada Federaalka soomaaliya ufadhiya Dalka Konfur Africa Ambassador Adam Isssak Ayaa Munaasbada Hambalyada 26 Juun La wadaagay Dhamman umada Soomaaliyeed Gaar ahaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Konfur Africa

“26 Juun waxa ey astaan Utahay Midnimo Geesinimo Iyo Rajo mustaqbal Umada Soomaaliyeed Waana In Aan Muujinaa Isku Duubni meel Kasta oo Caalamka aan ka joogna waxaan Urajeynaa Dhamman umada Soomaaliyeed Isku duubni Nabad iyo barwaaqo Sanad guuro wacan “

PRESS STATEMENTMogadishu, 16 June 2026The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Repub...
16/06/2026

PRESS STATEMENT

Mogadishu, 16 June 2026

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia expresses its profound concern regarding reports of engagement by the Israeli administration with the secessionist administration of the northern west region of Somalia outside the framework of the Federal Government of Somalia.

The Federal Republic of Somalia considers any such engagement a violation of its sovereignty, unity, territorial integrity, and constitutional order. Somalia remains a sovereign and internationally recognized state, and the Federal Government is the sole legitimate authority empowered to represent the country in international relations.

The Ministry underscores that any political, diplomatic, or other engagement with the secessionist administration that bypasses the Federal Government of Somalia is inconsistent with international law and carries no legal or political standing.

Somalia calls upon the United Nations, the African Union, the Arab League, the Organization of Islamic Cooperation, IGAD, and all international partners to uphold international law, respect Somalia’s sovereignty and territorial integrity, and condemn actions that undermine the unity and stability of the Somali state.

The Federal Republic of Somalia reserves its sovereign right to take all lawful and necessary measures, through diplomatic, legal, and other appropriate channels, to protect its sovereignty, territorial integrity, and national unity.

Somalia remains committed to peaceful dialogue, regional stability, and constructive engagement with all partners, but it will not accept any action that violates its sovereignty or threatens the unity of the Somali people.

END.

Four Years of Service, Progress and National AchievementMogadishu, Somalia | 15 June 2026Today marks four years since th...
15/06/2026

Four Years of Service, Progress and National Achievement

Mogadishu, Somalia | 15 June 2026

Today marks four years since the appointment of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre Under his leadership, Somalia has made significant strides in strengthening state institutions, enhancing security, advancing economic reforms and expanding the delivery of public services.

This period has also been marked by growing diplomatic engagement, stronger international partnerships and increased recognition of Somalia’s role in regional and global affairs, reflecting the country’s continued progress and renewed confidence on the international stage.

Address

� 987 Arcadia Street, Arcadia, Pretoria, South Africa
Pretoria
083

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Embassy in Pretoria- South Africa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Embassy in Pretoria- South Africa:

Shortcuts

Share