15/02/2026
Maxamed Jamac Xarbi oo ah Sargaal Sare oo Ka tirsan ciidanka qalabka sida ayaa markaan utaagan Samata bixinta Kursiga Hop 10 oo matalaad hoose u ah Beeshiisa Cabdi Yuusuf Wuxuuna u tagan yahay in garab iyo gaashaan uu u noqdo reerka kursiga iska leh
Xigasho. Osman Hussein