08/09/2025
Marka hora waxaa salamaya taagaareayaalka nabad nolol mel walba oo ad ka joogtaan dunida dacaladeed inta kadib maalmaha so socda waxaa so wadnaa nabaal ad ku faraxdaan kaso inkaga imanaya hogaamiyihi umada soomaaliyeed mudana Mohamed Abdullahi Farmaajo bejkan waxa uu hawada ka maqnaa muda sadax sana iyo bar ah maantana waxa la gaaray waqtigii dib loo so celin lahaa rajada shacabka soomaaliyeed
Fadlan hadii ad wali nala joogta farintada hoos noogu reeb ama like saar si an u xaqiijina awood shacabkii nabad iyo nolol
Fadlan qof kasta oo ka tirsan nabad iyo nolol ama taageesan hano sher gareeya ❤️❤️❤️🙏