Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL, Hargesa.

FULL-TIME:Gaashan Hargiesa(3 🆚 0) Beeraha Boorama Somaliland Champions 2026.
18/01/2026

FULL-TIME:
Gaashan Hargiesa(3 🆚 0) Beeraha Boorama
Somaliland Champions 2026.

18/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa galabta garoonka Kubada Cagta ee Cabdalle Stadium ee Magaaladda Berbera ku soodhaweeyey Masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahayeen Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga iyo Difaaca Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Yuusuf Cali iyo Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeyo Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug iyo xubno kale Oo ka soo qaybgaley Daawashada Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland Oo maalintii 18-aad si Habsami ah Uga Socda Magaaladda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil.

FULL-TIME:Goodir Gabiley (7 🆚 8 )Dawlada Hoose Berbera Somaliland Champions 2026.
17/01/2026

FULL-TIME:
Goodir Gabiley (7 🆚 8 )Dawlada Hoose Berbera
Somaliland Champions 2026.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax Oo Uu Weheliyo Aga...
17/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax Oo Uu Weheliyo Agaasimaha Guud Ee WDH&C Cabdilaahi Maxamed Maxamuud (jiidhe) Iyo la taliyaha wasiirka Khadar jaamac jilaal ayaa ka soo qayb-galey Daawashada Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland Oo maalintii 17-aad si Habsami ah Uga Socda garoonka kubada Cagta ee Cabdalle Stadium ee Magaaladda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil.

17/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax Oo Uu Weheliyo Agaasimaha Guud Ee WDH&C Cabdilaahi Maxamed Maxamuud (jiidhe)ayaa ka soo qayb-galey Daawashada Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland Oo maalintii 17-aad si Habsami ah Uga Socda garoonka kubada Cagta ee Cabdalle Stadium ee Magaaladda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Ahmed-yasiin Mohamed Farah ayaa xalay Magaaladd...
17/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Ahmed-yasiin Mohamed Farah ayaa xalay Magaaladda Berbera kaga qaybgaley Munaasibadd Casho Sharaf ah Oo lagu Maamuusay Ciyaartoyda Saddexdii Kooxood ee ka socday gobolka Togdheer ee ka soo qaybgaley Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland ee ka socda Magaaladda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax oo u Weheliyo gudo...
16/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax oo u Weheliyo gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada caga Maxamuud Cabdi aw xirsi ayaa ka soo qayb-galey Daawashada Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland Oo maalintii 16-aad si Habsami ah Uga Socda garoonka kubada Cagta ee Cabdalle Stadium ee Magaaladda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil.

FULL-TIME:Xidigaha cirka Hargiesa (0 🆚 3 )Dawlada Hoose Burco Somaliland Champions 2026.
16/01/2026

FULL-TIME:
Xidigaha cirka Hargiesa (0 🆚 3 )Dawlada Hoose Burco
Somaliland Champions 2026.

16/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa ka soo qayb-galey Daawashada Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland Oo maalintii 16-aad si Habsami ah Uga Socda garoonka kubada Cagta ee Cabdalle Stadium ee Magaaladda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil.

16/01/2026

"Waxaan Kooxda Kubada Cagta Maaliyada Sanaag aan Ku Bogaadinayaa Ciyaar-wanaaga ay soo bandhigeen".Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Ahmed-yasiin Mohamed Farah

15/01/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa Caawa Hotel Xayaat ee Magaaladda Berbera kaga qaybgaley Munaasibadd Casho Sharaf ah Oo lagu Maamuusay Kooxda Kubada Cagta Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Ee Ceerigaabo Oo ka soo qaybgaley Tartanka Horyaalka Horyaallada Naadiyada Jamhuuriydda Somaliland.

FULL-TIME:Maaliyada Sanaag (0 🆚 1 )Dawlada Hoose Hargiesa Somaliland Champions 2026.
15/01/2026

FULL-TIME:
Maaliyada Sanaag (0 🆚 1 )Dawlada Hoose Hargiesa
Somaliland Champions 2026.

Address

Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL:

Share