Abdulahi Haji

  • Home
  • Abdulahi Haji

Abdulahi  Haji Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdulahi Haji, Public Service, Albertina Sisulu, .

27/01/2025

War baa u yaala Malinta cod bixinta loo dareero ( musharaxa burka ).

04/01/2024

Somalis In South Africa maxay ka leyihiin arimahan soo kordhayo ee itoobiya bada saylac?

28/12/2023

Dawlada dhexe ee itoobiya Maamulada Gobalada Madax Wayne, Wazir , Magacyadasi liiska ugama jiraan.

Somalida maxaa Wazir hebal, Madaxwayne hebal loogu yeeraa ama dad koodu ugu yeeraan.

Somali Jago jaceel miyaa Misa waa Isla wayni talaw, waa waxay kofiyad baclaydu u samaysa matay.

Naga joog ayaa Nairobi ka dhacday😂.
27/08/2023

Naga joog ayaa Nairobi ka dhacday😂.

24/04/2023
 ,Gudoomiyaha G/Nogob
26/01/2023

,
Gudoomiyaha G/Nogob

15/10/2022

Dalka konfur Afrika waxaa lagu qaban doonaa shir looga arinsanayo Somali State iyo xaalka dalka ku jiro.

Mudo kadib waxaa dhici noona shir waynaha Dhamaan Ethiopia ee South Africa. Intasiba way ka madax banaan aan doonaan siyasadaha dalka kajira.

Jigjiga Somali Prosperity Party-ብልጽግና
15/10/2022

Jigjiga Somali Prosperity Party-ብልጽግና

03/07/2022

Muuqaalka wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Haday run tahay sidan waa manshaa Alaah.

Cali Aadan Muumin

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan bahda fanka Soomaaliyeed...
02/07/2022

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Waxaan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan bahda fanka Soomaaliyeed ee ay ka baxdey Allaah ha u naxariistee fanaanadeenii Khadra Daahir Cige oo Caawa ku geeriyootey magaaladda Hargeysa.

Waxaan Allaah uga baryayaa inuu u naxariisto Janno fardowsana ka waraabiyo.
Samir iyo iimaan.

02/07/2022

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda fanka Soomaaliyeed, uga tacsiyaynayaa geerida ku timi, Alle ha u naxariistee, hoobaladdii weynayd ee Marxuumad Khadra Daahir Cige oo Hargeysa ku geeriyootay.

Marxuumad Khadra Daahir waxa ay ahayd mid ka mid ah tiirarka waaweyn ee fanka Soomaaliyeed, iyada oo ka tirsanayd hooballadii Qaranka ee Waaberi. Waxaan Allaah uga baryayaa in uu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumaddu.

02/07/2022

Spokesman of the Presidency, Hawiye xalqado oo umada Facebook haka biliqaysan , Muqdisho adaa villa Somalia joogee .

Address

Albertina Sisulu

2092

Telephone

+27784644057

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulahi Haji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdulahi Haji:

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share