05/02/2011
http://somalireport.com/2011/05/02/aqoonyahan-gaaleysiin-jirey-dadka-soomaliyeed-oo-dhintey/
Isniin 2 2011, (Wararka Maanta) Prof. Ahmed Ali Haile oo ah aqoonyahan Soomaliyeed oo qaatey diinta Kirishtaanka sanadihii Lixdameeyadii ayaa ku geeriyoodey gurigiisa oo ku yaal magaalada Milwaukee ee Gobolka Wisconsin.