Darwiishland. S.S.C

Darwiishland. S.S.C Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darwiishland. S.S.C, Government Organization, Minnesota City, MN.

'Darwiishland' is self-declared States which contain Sool, Sanaag and Cayn regions of Somalia between the self-declared Republic of Somaliland and State of Puntland.

Allaah baa xagiisa Loo wada noqonayaa ma Jiro Qof Waaraya Waase La kala Horaynayaa Aad iyo aad Baan U naxay Dhimashada  ...
08/01/2018

Allaah baa xagiisa Loo wada noqonayaa ma Jiro Qof Waaraya Waase La kala Horaynayaa
Aad iyo aad Baan U naxay Dhimashada laba Masuul ee Kala ah

Oo ahaa Aqoonyahan ahna Wadaad
Wuxuu ahaa Maddaale Karti badan Ilahy hortiina Waxaan u Hubaa Cibaado iyo Cabsi EEBE

Oo Soo Noqday Wasiirkii Arimaha Gudaha Ee Maamulkii Khaatumo
Labadoodaba Waxaa la Ii sheegay In Iyagoo Masaajidka Ka Soobaxaya Magalada Buuhoodle Weerar Lagu qaaday Ayna Halkaa Ku dhinteen
Ilahay Jannadii Ha ka Waraabiyo Samir iyo Iimaana ha ka Siiyo Dhamaan ehelkii Asxaabtii Iyo Awlaadii Iyo ooryohoodii
Inta Dhaawacaana Allaah Ha Caafiyo
Aamin aamin aamin aamin

Plz Vote for our new Flag. which flag would u prefer. flag1 or flag2?
02/08/2012

Plz Vote for our new Flag. which flag would u prefer. flag1 or flag2?

01/18/2012

Gabay Ku Socda Iidoor

Da' Uma Baahna Maansadu
Iyo Duq Inaad Tahaye
Waa Waxaan Wali Dolar Goyn
Daynna Lagu Soo Helin'e
Mana Dirgado Ruux Hadaan
Ileen Daa'inkay Barin'e
Mar Baan Dacal Maraayoo Anigu
Aanan Deelna Soo Rogane
Marna Wayba Iga Soo Da'Daa
Sidii Daruurahoo Kale'e
Darsigeeda Anigaa Bixiya Hadan
Doono Oo Rabo'e
Afartaasi Duurxul iyo Waa
Daliil Gabaye'e
Doqon Baan Fahmaynine Waa
Darayo Soo Maqan Dhe

Afar Kalena Dabuub Weeye
Sida Dayax Iftiimaysa
Waa Midaan Daloolkii Ka Lumin
Deelqaafna Laga Dhowray
Aan Kaga Daryaanshee Bal Maqal
Axmedow Daacad Waa Adiye
Diyaar Uma Ahayn Dakane
Iyo Dab Inaan Shido'e
Ma Jeclayn Dagaal Iyo
Inaan Dirir U Soo Kaco'e
Ma Jeclayn In Dhiig Daato Oo
Aan Dakharo Geystaaye
Dembi Iyo Ma Rabin
Inaan Derisyo Maagaaye
Nabaddaan Day Dayay baa
Door Aan Loo Arag'e
Nin Damiir Leh Baan Ahoo Tolkiis Loo Durbaan Tumaye
Dad Baa I Khasbayoo
Duulku Way Dirqiyayane
Daandaansi Bay Moodayan
Inuu Daawo Leeyahaye
Aan Duubcadaan Ka Digayo Iyo
Kuu Dul Maro Reerka

Daraawiish Ninkii Yaqaan Waryaa
Daf Uma Soo Dhaho'e
Kuma Soo Degdego Ruux Hadaan
Moowdku Daba Socone
Waa Niman Soomaali Diidka
Aan U Diir Nixine
Waa Niman Intay Ku Dooxaan
Haadka Kuu Dayne
Waa Niman Intay Ku Deldelaan
Kaa Dul Tuman Heese
Waa Niman Dibirta ay Kula Helaan
Dhulku Kula Dayaamaaye
Waa Niman Diciif Kuu Yaqaan
Maato Xeel Darane
Waa Niman Shaydaankuba Ka Dido
Goobtay Degaan Galabe
Waa Niman Diintana Yaqaan
Dirirna Kaa Badine
Diiddaa Inaad Tahay Baan Marnaba
Dood Ka Taagnayn'e
Inaad Dardarantahay Waa Shaxdii
Waxaad Dalaq Usoo Tidhiye
Iyagoo Kala Daadsanaa Shalay
Dacar Ku Leefsiiyeene
Isku Duubnidoodu Adiga Way
Kaaga Sii Dariye
Anna Waan Ku Doogsaday Sidii
Meel Daaqu Yaal Yaale
Dabacayuunow Ba'daye Maxaa
Darxumo Kuu Taala.....

Waxaa Tiriyay:
Abdalle Ahmed Sh. Abdi (Dhegoqool)

04/10/2010

First Darwiishland SSC Party is coming soon, and it'll be done in Minneapolis, MN dis summer. Ha'u daymi La'aanina, Hana ka maqnaanina, Hana loo istaago DHmaan. Darwiishland SSC hanoolaato!!!!!!!!!!!!!

Address

Minnesota City, MN
55421

Opening Hours

Monday 6am - 5am
Tuesday 9am - 2am
Friday 2am - 3pm
Saturday 4am - 10pm
Sunday 1pm - 8pm

Telephone

+16122263071

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwiishland. S.S.C posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share