06/25/2013
Caawa saqda dhexe waxa ay ku beegantahay sanadguurrada 53aad ee kasoo wareegatay markii ay gobollada Waqooyi ee Dalkeenna ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska islamarkaana ay aheyd markii ugu horeysay oo geyiga Dalkeenna uu si xornimo leh uga dul babado Calankeenna ayaa waxaa magaalada Muqdisho iyo gobollada Dalka ka soconaya munaasabaddo loogu dabaaldegayo 26ka-June.