Qays aw Cilmi

Qays aw Cilmi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qays aw Cilmi, Social service, Minneapolis, MN.

04/07/2025

Haye waa kasnay

12/16/2023

Mar kale Madaxwayne

11/18/2023
11/18/2023
11/05/2023

Maxaa Adis ka socda??

Maraykanka,Imaaraadka iyo Itoobiya waxay ka Shaqeeyeen Shaqo looga gudbinayo xaalka cakiran DFS iyo Doorashooyinka Puntland.

1.Xasan,waxay hor dhigeen Gaas in uu buuxiyo Kursiga Ra'isalwasaaraha,waana aqbalay oo Gaas,waa Nin aan wada shaqayn karno,ayuu raaciyay.

2.Deni,waxaa loo sheegay in uu aqbalo Wada shaqaynta Villa Somaliya iyo Ra'isalwasaaranimada Gaas,waana aqbalay.

3.Gaas,waxaa loo sheegay in uu aqbalo Doorashada Qof iyo Cod iyo in uu qayb ka qaato Kursiga PL in Deni 5-Sano oo kale kusii fadhiyo,waana aqbalay.

Adis,waxaa iskugu tagey wefti Maraykan ah,mid Imaaraatiya iyo Dowlada Itoobiya,waxaa kaloo la keenay Deni,Karaash iyo Gaas,waxayna si cad usaxiixeen is afgaradkii.

Kadib kulankaas,waxaa loo yeeray Garaad Jaamac oo Adis jooga,waxaana laga talo geliyay qorshaha,waana ku raacay.

Gaas,waxuu uduuli doonaa Imaaraadka kulanka Adis kadib..

Gaas iyo Villa Somaliya oo Deni ku raacay hirgelinta Dimuqraadiyada oo ay ku garab siinayaan Maraykanka,Itoobiya iyo Imaaraadka wax hor istaagi karaa majiraan.

Qorshahan,waxuu soo afjaray hamigii Aaran-jaan.

Jibril Qoobey.

11/02/2023

Dhicis dheh

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qays aw Cilmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category