Duncas organization

Duncas organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duncas organization, Political organisation, Minneapolis, MN.

waxaanu nahay dhalinyarada ururka Duncas boggan ay leeyihiin dhalinyaradaas waxaanu nahay ururkada u dhaqdhaqaaqa siyaasadda Galbeed Kaa sitti and dhammaan sitti zone iyo meel kastao ciise Ku noloyahay dhalinyarada ururka Duncas waxay diyaar u yihiin inay qaataan talo kasta taas oo baddaleysa araqtida halganka aan ku raadineyno cadaaladda dadkeena beesha ciise weyne

10/06/2024

Please share
Allow ugargar ya raabi Allow caafi

08/30/2022
አብሽር  ነፍጤ አቶ መስፍን ልደርሳቹህ ነው ።እረ አሰናካው አደንዬ Abshir Mr masfin cagjar Aya ni badbaadin doonaa isaga iyo kooxdiisii ​​doqoma...
08/30/2022

አብሽር ነፍጤ አቶ መስፍን ልደርሳቹህ ነው ።
እረ አሰናካው አደንዬ
Abshir Mr masfin cagjar Aya ni badbaadin doonaa isaga iyo kooxdiisii ​​doqoma haha Jidka ayay kuso jiraan

08/17/2022

Waale rer isaaq somali taarikhda somaliyed meel xuun ayey ka Galeen
Ato masfiin please resign as soon as possible

06/28/2022

khatarta ah aan wajihi doono Kadib markii ay Itoobiya burburto sanadada so socooda Dadkayga ciise weyne Aad bay u mashquulsan yihiin Yaase mucaarid ah iyo yaa taageersan maamulka Qorshahani wuxuu ahaa bilawgii Hadafka koowaad Sitti galbeed loogu soo duulo Dadka halkaas ku nooli inay gaajo u dhintaan iyo Cuduro Intaa ka dib waxay la wareegaan awooda markabka hogaamiyaha Jabuuti Markaa waa guul guul In qorshuhu yahay fadlan dhegayso muuqaalkan hana ilaawin inaad share garayso

06/19/2022

Hi tolkaye ciise weyne salan gobeed Anigoo ku hadlaya magaca dhalinyarada ururka Duncas Waxaa ni keenay hal muuqaal oo kaa yabeysid
Mudanahan ayaa ka mid ah xisbiyada mucaaradka Jabuuti Runtii ma garanayo waa kuma ninkan ma ciise misa cusbyan hal shay oo aan u baahanahay inaad maqasho raabo ayuu yiri 1991 markii ururka argagixisada Canfarta waxay isgaga yimaadeen 3 wadan raba hoyga geesiyada ciise weyne Jabuuti qatan ayuu dahaay hada fruud racilahayn guumesgan nama haysteen bal qiyaas sida fikradda dumb uu yahay
Taasi waa waxa aan ka walaacsanahay Wuxuu yiri hadii aan raacno fruudka macneheedu waa adoonsiga Dankaliga aqbal ayu ujeeda Laakin geesigii reerka ciise weyne Galbeed ka sitti baa ka ceryaday watch this

06/18/2022

Geesigi ciise fanan mahamed salala allaha Ku xafido inader

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duncas organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share