Ali for Mayor of Hopkins

Ali for Mayor of Hopkins Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali for Mayor of Hopkins, Government Official, 460 5th Avenue North, Hopkins, MN.

Thank you for your support. Going forward, I’ll be focusing on community work through Hopkins Unity. Follow the new page...
11/06/2025

Thank you for your support. Going forward, I’ll be focusing on community work through Hopkins Unity. Follow the new page for updates.

I founded Hopkins Unity because my commitment to serving our community remains strong. The election may be behind us, but my dedication to Hopkins has never changed. Hopkins Unity is my way of continuing to support, uplift, and unite our people. I am honored to serve as the Founder and President, and I look forward to building a stronger future together.

My dear friends and neighbors of Hopkins,Thank you from the bottom of my heart for your support, your prayers, your enco...
11/05/2025

My dear friends and neighbors of Hopkins,

Thank you from the bottom of my heart for your support, your prayers, your encouragement, and your belief in me.

Although we did not win this election, we won something greater — a strong voice, a united community, and a movement that will continue to grow.

I accept the results with respect and dignity, and I congratulate Mayor Hanlon on his re-election.

This journey has only strengthened my commitment to Hopkins. I will continue working for every family, every neighbor, and every young person who believes in a better future.

This is not the end. It is only the beginning.

With gratitude,
Abderazak Ali

11/05/2025

Isha ku haya Sahan Journal

Goor dhow natiijada halkaan kala soco
11/04/2025

Goor dhow natiijada halkaan kala soco

Find live election results for the Hopkins mayoral race where Somali refugee Abderazak Ali is making a bid to unseat incumbent Mayor Patrick Hanlon.

11/04/2025

Muqdisho(SONNA):-Cabdirisaaq Maxamed Cali oo u tartamaya duqa magaalada Hopkins ee gobolka Minnesota Iyadoo uu socdo ololaha ku aadan dhismaha hoggaanka maamul ee magaalada Hopkins oo ka tirsan gob…

11/04/2025

Hopkins mayoral candidate Abderazak Ali hopes his self-funded campaign will appeal to those looking for a fresh face in the suburban race.

This isn’t about winning or losing.It’s about bringing people together and building a stronger community.That’s what lea...
11/03/2025

This isn’t about winning or losing.
It’s about bringing people together and building a stronger community.
That’s what leadership should be about.

Vote Abderazak M. Ali for Mayor of Hopkins.
Learn more at: aliforhopkins.com

11/03/2025

Soomaalida u tartamaysa doorashooyinka beri ka dhacaya Minnesota

MINNESOTA - Waxaa beri oo ah Talaado, November 4, 2025, gobolka Minnesota ka dhacaysa doorasho, haddaba siyaasiyiinta ka qayb galaya doorashooyinkan waxaa kamid ah oo weliba u tartamaya kuraasta ugu adag ama loogu hadal haynta baddan yahay siyaasiyiin Soomaali ah.

Musharixiinta Soomaaliyeed ee loolanka ugu jira doorashooyin ka dhacaya gobolka Minnesota ayaa kala ah:

Omar Fateh: Senator Omar Fateh oo ah siyaasi da'yar oo hadda ka ah senator gobolka Minnesota ayaa isagu u tartamaya kursiga Duqa Magaaladda Minneapolis. Omar Fateh ayaa ah mid kamid ah musharixiinta iyo siyaasiyiinta ugu cad-cad ee la filayo in uu guul taariikhi ah soo hooyo. Halkan ka akhri qorshaha uu ku tartamayo musharax Omar Fateh https://www.fatehformayor.com/ .

Isaak Rooble: Musharax Isaak Rooble oo kamid ah ganacsatadda gobolka Minnesota ayaa isagu u tartamaya qabashada xilka Guddoomiyaha golaha deegaanka degmadda 4-aad ee magaaladda Bloomington ee gobolka Minnesota. Halkan ka akhri qorshaha uu ku tartamayo musharax Isaak Rooble https://www.vote4isaak.com/ .

Jamal Osman: Jamal Osman oo isagu ah Guddoomiyaha Golaha deegaanka degmadda 6-aad ee magaaladda Minneapolis. Jamal Osman ayaa laba jeer oo h**e loo doortay kursigan, wuxuuna u tartamayaa markii saddexaad. Halkan ka akhri qorshaha uu ku tartamayo musharax Jamal Osman https://www.jamalosman.org/ .

Mohamoud Hassan (BBC): Musharax Mohamoud Hassan oo loo yaqaano BBC ayaa isaguna u tartamaya hanashadda kursiga guddoomiyaha golaha deegaanka degmadda 6-aad ee magaaladda Minneapolis. Mohamoud BBC oo isagu arrimaha bulshadda u ololeeya ayaa markale u tartamaya kursigan isaga oo la tartamaya Jamal Osman oo isagu hadda kursiga ku fadhiya. Halkan ka akhri qorshaha uu ku tartamayo musharax Mohamoud BBC https://mohamoudforward6.com/.

Amin Ali (Coach Amin): Musharax Amin Ali ayaa u tartamaya Gudoonka Degmadda Stearns (Stearns County) oo ay magaaladda Saint Cloud ka tirsan tahay. Amin Ali ayaa kamid ah hogaamiyeyaasha u dooda bulsho, waana agaasime ka shaqeeya barnaamijyada guryaha, sidoo kale waa tababare kubadda cagta bara dhalinyarada. Tobankii sano ee la soo dhaafay waxa uu ka qayb qaatay caawinta qoysaska inay helaan guryo iyo shaqo. Halkan ka akhri qorshaha uu ku tartamayo musharax Amin Ali https://coachamin-forcommissioner.com/.

Abderazak Cali: Musharax Abderazak Cali oo kamid ah dhallinyaradda filimadda sameeya, bulshadda iyo dhallinyaradana wacyigeliya ayaa u tartamaya kursiga Duqa Magaaladda Hopkins ee gobolka Minnesota. Abderazak Cali ayaa sheegay inuu diiradda saarayo arrimaha maalinlaha ah ee saameeya deriskiisa, oo ay ku jiraan yaraanta guryaha la awoodi karo, ammaanka, waddooyinka magaaladda oo u baahan nalal baddan iyo iftiin wanaagsan, iyo dib u habeyn lagu sameynayo jardiinooyinka dadweynaha ee duugoobay. Halkan ka akhri qorshaha uu ku tartamayo musharax Abderazak Cali : https://www.facebook.com/profile.php?id=61579099199316.

Address

460 5th Avenue North
Hopkins, MN
55343

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali for Mayor of Hopkins posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share