Somali Refugee Africa Page

Somali Refugee Africa Page IN PEACE SONS BURRY THEIR FATHERS OUR MAM, BUT IN WAR FHATHERS OUR MAM THEIR SONS Please_Uwelcom_Likes_this_Page_Our_Share_End_Thanks_full_for4_Ever,

PLZ_Like_this_Page_Our_Share_And_Thanks_fuul_for4_Evere BUT IN PEACE SONS BURRY THEIR FATHERS OUR MAM, BUT IN WAR FHATHERS OUR MAM THEIR SONS End please keep me in your DUA. Being a convert I feel so I am alone and sad ;( these days whit no All my family But Pray that Allaah Keeps me strong through him in sha Allaah plz LikeSaar Page_Kaan Ama Share dheh SOOMALI IMISAA SOOQAX DOO QAXAR IYO DHIBAATIYO QOOMA MIYO CIIL QARKA USAARAAN

Hadaad sumaya Ahaan laheen maxaad samaayn lahaayd Ama kulatalin laheeyd sumaya ?????Bal fiiri Qofka Bil Aadamka marka la...
08/26/2016

Hadaad sumaya Ahaan laheen maxaad samaayn lahaayd Ama kulatalin laheeyd sumaya ?????

Bal fiiri Qofka Bil Aadamka marka labah Dilo waxa uu maraa Dhibato iyo murugo fakar iyo fajac cuq dad iyo kali fariisi waayo Aad Ayaan uga xumaaday marka Aanu Arag nay Ama Aanu waraay sanay Gabadhaan oo Ah muwaadiniyad soomaali Hadana kusugan Xero Qaxooti oo kutaal dalka Africa waxaay na noogujawaab tay sida tan Qof Bashar Ah oo Kulamida miyad oron kartaa ??? Adoo Qaxootiya maxaa caa Shaq kubaray? Haa Qaxooti Baan Ahay Hadana faqiir Ah lkn Sooma ihi Qof Qalbi leh oo u Baahan Nolol iyo kal kacal :D Sax waa run teed waana hubaal noole kastaa inuu ubaahan yahay lamaane lkn waa gabar somali jecel lkn somalidu majecla in kas too Aay tahay sumaya Qof wanaag san lkn waxaay kamid tahay Qabiil Ahaan Qof loo midib tikooray Ama loo Af lagaadeeyo Taas na waa Arin Qal dan waayo Sumaya waxaay tiri sidatan.............................. Cashaqa maceeb Baa ? Mawax la is kucaayaa?
Maciil iyo cin Qaabaa?
Maceesh koo lawaayaa? Macin qaab Aduun yaa?
Macaafimaad kooxumaadaa?
Manaf too lagooyaa?

Mise Qof ka muslim nimadiisu waa Qabiil Ee ma Ahan islaam nimo waayo Xaq umalihi in la icaayo Ama la Af lagaadeeyo Anigu waxaan Jec laaday kaliya waxaana Ahay Xifdul Qur Aan waxaan Ahay gabar Soomaali yeed oo kunool XERO Qaxooti WAXAAN HAAY TAA SHA HAADO ILAA IYO DUGSISARE Qurux Allaah waa isiiyey lkn mawaxaan dan bi kuyeeshay Qabiilka Aan kadhashay ????????????????????

Cashaqa maceeb Baa ?
Mawax la is kucaayaa?
Maciil iyo cin Qaabaa?
Maceesh koo lawaayaa?
Macin qaab Aduun yaa?
Macaafimaad koo xumaadaa?
Manaf too lagooyaa?

Oh! My Allaah s.w.t Please Help Poor People' And the needy, make and life easy For them our take away thier :o
08/18/2016

Oh! My Allaah s.w.t Please Help Poor People' And the needy, make and life easy For them our take away thier :o

Waxaan Ahay   Soomaali markaay caruur tii igu ooyeen Hooyo caano idhaheen Ana Xaalka Aan Ahay Xerada Qaxootiga Aan dhex ...
08/06/2016

Waxaan Ahay Soomaali markaay caruur tii igu ooyeen Hooyo caano idhaheen Ana Xaalka Aan Ahay Xerada Qaxootiga Aan dhex joogo ciil Soolamaan ooyin oo caro dar teed kuwadilay caruur tay da Aabahood Soo Allaah ugama dac woon Habaar ugamatagin caro Ale Hakudhac dee

Amuuraha Aloow sahal Yaabikiyo Amar kaaga Arin kaay nu Ahaanay Adaa Nooga Ar xamikaroo Naxaris Bad naa Aduun iyo Aakhiraba
Aloow Aafada nagadul qaad Aloow Nabad Nasii iyo Nolol wacan Aloow Aloow nooga hiili kuwanaho dayoo Nahag reeyay Naxariis Aanooglinoo nafta nagu dhibay Nacfi war kiisa daaye wadan keena Noodiiday Nasab nimadii soomaliya iyo wadanka nagasaaray Noobaneeyay bakh tiga iyo daruufaha Nasooqaxiyoo Qaxooti Nabiday Dhalaan keena ubadka dhibaato uhor seeday Aabhii udhaq dhaqaaqi jiray dharaarna Aan Qadin oo Allaah la ir zaaqijiray sookuwadileen Duli maahan Allaah dusha Hak**ariyo iyo shar tooda Shaay daamiin waaye Shaar diin huwan Shiikh Ayeey sheeg taan iyo magaca Saxaabadee Sharafta islaamka Xumaan Ayeey shaabad ugadhigeen umada Allaah na Sabab Ayeey unoq deen iyo Shar Aan waarine waalid uma Ar xamaan iyo waayeel midna Hooyo k**a Qosliyaan inaay Qalaan mooyee umada Allaah ugamabaqaan inaay Qar xiyaan mooyee Alloow Qaadiroow naga Qabo kuwaas Qaribanoo Qaraxa Qiil mooday iyo dhiig laquboo umada xoolo camal looqalo sub xaanalah Alloow Qiyaamo hortii Aduunka Kuqarib Aamiin Yaa Allaah

Inaalilaahi wa inaa ilaay hi Raajicuum Geeridu waaxaq lkn wax kasta Sabab Ayeelaay yihiin marxuun kaan Allaah ha unaxari...
07/31/2016

Inaalilaahi wa inaa ilaay hi Raajicuum Geeridu waaxaq lkn wax kasta Sabab Ayeelaay yihiin marxuun kaan Allaah ha unaxariis to Ehel kiisa iyo Qaraabadiisana Samir iyo iimaan Allaah Hakasiiyo waamuwaadin soomaali oo lagu dilay dalka ee magaalo madaxda mar xuun kaan Allaah Ha unaxariis tee kaligii ma Ahan soomaalida lagudilay dalkaas soow suudaan waadal soomaalida kudhex nool Aay kudhiban yihiin waxaana mar walba loodilaa soomaali Ahaan waayo waxaa kunool Shacab kale oo Ah lamana dilo lkn somalida dan iyo daruuf Ayaa ugaay say nolosha wadan kaas oo Ah mid inta badan soomalida gooni loo ugaar sado taasina waxaa usababa Nolol raadis aaw geed oo somalida geey say wadan kaas laakiin Hada Ayuu xaalku siidar naaday oo shacabka cusriyiinta Ah Ee soowd suudaan kudhawaaqeen Hadaay na soomaalidu iska ga bixin wadan kooda in Aay udhamaay doonaan somalida naftooda iyo maal koodaba lkn wallaahi waa dhibaato dhul Aana dhulkaaga hooyo Aheeyn oo lagaa mudib tigooro Ama gooni laguu ugaar sanaayo Allaahu Akbar Aloow Noonaxariiso Aduun iyo Aakhiraba Allaahum ma Aamiin in sha Allah

  Aloow   oo inoogar gaar oo   Dankeena iyo dalkeena somalia iyo umada   oo dhan Aamiin in sha Allaah Toloow meqo Ama im...
07/23/2016





Aloow oo inoogar gaar oo Dankeena iyo dalkeena somalia iyo umada oo dhan Aamiin in sha Allaah Toloow meqo
Ama imisa Qof Allaah Dar tiis oron
Yaa Allaah Yaa Rabi walaal Hanoqon Bakhiila Ee garee in sha Allaah

 Doonimaayno Dulmi iyo Daruufha nalakagafaa idaay sanaayo waxan Ahay   waxan dareemay Xanuun iyo xad gudub iyo Bil Aadam...
07/21/2016



Doonimaayno Dulmi iyo Daruufha nalakagafaa idaay sanaayo waxan Ahay waxan dareemay Xanuun iyo xad gudub iyo Bil Aadam kabax waayo waxaan Ahaa hooyo Haay sato caruur Agonaa ilmaha Aabohoodna waxaa igadilay Allaah lkn waxaa sabab u Ahaa oo naxariis daro iigadilay ilmahaay ga Aabahood oo Ah Alshaayaadiin Balaayo Hakudhacdo kuwaas Aan nib ca Ahay lkn waxaaba iigasiidaran inan teey curad ii Aheeyd oo la igadayacay la iganadhag ray waxaana la iisheegay in shaqo loo hayo oo loodhoofinaayo waxaana mas uuliyada Qaadeen fadaraalka lkn gabadheey dii waalakuf saday waxaana lagudhex dilay guriga Aay shaqaalaha kaheed waxaan sidaa ugalay oday sacuudiyaana iyo 3 wiil uudhalay lkn imikadaan lagabilaabo Hadaanahay Haweenka soomaaliwaayn waxaan uhal gamaay naa waxaan kasoohor jeednaa Xadgudubka iyo kuwa nadul minaayo oonoodiidan manayeelidoono ganac siga siyaasada Ah oo nalakugu dhoofinaayo wadamada islaamka sheeganaayo oo hadana naguxad gud Baayo Doonimaayno waana Kasoohor jeed naa kuwa Aan Aqoon Bil Aadam nimada? Hadaba Qofkii dareemo Xanuunka Aan dareemaayo fadlan Hasooqoro in sha Allaah waana mahad san tihiin Dhamaan tiin AH YAA WADANI () on Twitter NEW MUSLIM'S WORLD ISLAM IS WORLD GREATEST RELIGION

Welcome in religion peace to life People Allaah swt is on

https://m.facebook.com/AmericansMuslim?fc=f&showPageSuggestions&ref=m_nux_wizard&_rdr

wallaahi_waa_murugo.com  begging for mercy.... my  :o :/ :x :o   I_am_Sorry_But_Allaah_is_on.com
07/21/2016

wallaahi_waa_murugo.com

begging for mercy.... my :o :/ :x :o

I_am_Sorry_But_Allaah_is_on.com

Fadlan Qoraal Ha iskudhibin lkn Akhriso  Waxaan Ahay   Qadar Ale iyo kuqabatay ba waala Qaataa Allaah waxa uu ii Qorayna...
07/20/2016

Fadlan Qoraal Ha iskudhibin lkn Akhriso

Waxaan Ahay Qadar Ale iyo kuqabatay ba waala Qaataa Allaah waxa uu ii Qorayna k**aweey ni Balse waxaan Kusuganahay waxaana kuqan ciyaa Nafteeyda iyo Allaah taladiisa waayo waxaan kunoolaa in mudo Ah Xirooyinka Ee dalka kiinya waxaan kudhalay 2 caruura waxaan Haays tay Amaan iyo nolol Aad uliita Hadana waan iskaga Qanac sanaa waayo calaf keey ga Ayaa sidaa Ahaa lkn Qadar ta Allaah dar teed caruur taay da Aabahood waxaa lagawacay halka Ajashiisu taalay oo Ah kadibna waxa uu kugeer yooday Allaah ha unaxariisto Hadana waxaa iga saqiiray wiilkeeyga Ridwaan lkn sidaadar teed Aniga iyo gabadheey da waxaa nala soodaris tay nolol Aad u Adag waxaana uguur nay kadibna waxaan bilabay inaan nafteena maareeyo oo kariyo shaah waana is kufil naanay Xaga nolosha Aniga iyo inan teeyda salmo waxaana geeyay dug si Qur Aan Bilokadib lkn Nasiib xumo Aniga iyo salmo waxaa nasootar xiilay doowlada kiinya oo waxaa nasoo Qabtay Askar Anagoo waxba danbi Aana geeysan oo ah reer tabareed masaakiin Qaxootiya hadana naloomaturin oo waanala xiray mudo Bil Ah kadib na waxaa dib nalakugusooceliyay dalkeena far xad Ayaan la ooy nay Aniga iyo gabadheeyda Salmo Xuriyada Aan helnay iyo imaashaha wadankeena Hooyo lkn Ehelkeena Somalida Ah k**aana Helin Arxan iyo soodhaweeyn waxaana nalageeyay Xero Qaxooti oo muqdisho Ah kanaliidato Qaxootiyadii h**e Xaganolosha lkn Taas waxaaba igalasiidar naatay Anookusugan Dalkeena Soomaaliya Hadana Gabadheey dii inaay ugeer yootay Baahi Ama Gaajo Anoowaayay wax Aan ku An Qariyo Ama jeenan ugadhigo

Welcome in religion to peace and life People But Allaah swt is on please Share and like New Official Pages

thanks All..................................................

https://m.facebook.com/Somali-Refugees-Nakivale-Pase-Camp_3-Official-Pages-645929848890390/

07/03/2016

Yeah! I am downloading my favorite videos through Vidmate! Youtube videos and many other site videos are supported! All I want can be found! Awesome!!! Click to find your favorites!!!

Please try hw to give respect of mom And All mathers  becouse   Every mom of the wold have respect u know the key of the...
06/20/2016

Please try hw to give respect of mom And All mathers



becouse Every mom of the wold have respect u know the key of the wold it is mom but my nationalty somali I love evey mom what ever nationalty of the wold ....... Fmly with out mom it is not fmly But look this mom they dont keep her life but she keep the life of her childer about that she want hw to get her childer Hi..life and famous names for her childrn and hw to be the helps of the peple of the wold mom love u so much But me' I love my mom our this Group of mathers

 All muslim salaan kadib waa Qooys islaam Ah Hadana Qaxootiya kuna shukriya Allaah S.W.T kuna Afura Ama kusaxuurta irsaa...
06/12/2016



All muslim salaan kadib waa Qooys islaam Ah Hadana Qaxootiya kuna shukriya Allaah S.W.T kuna Afura Ama kusaxuurta irsaaq da markaa ilaah siiyo LKN imisa Qof oo islaam Ah? oo Sooqori doonta please this photos

  :/
06/10/2016

:/

Address

Africa, IN
47635

Opening Hours

Monday 12pm - 4pm
Tuesday 10am - 4pm
Wednesday 12pm - 4pm
Thursday 10am - 4pm

Telephone

000781227911

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Refugee Africa Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Refugee Africa Page:

Share

Category