Somali Embassy in Dar es Salaam- Tanzania

Somali Embassy in Dar es Salaam- Tanzania Embassy of the Federal Republic of Somalia, Dar es Salaam.

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaniya ayaa ka qayb gashay kulan uu Mudane H.E. Dr. Hussein A...
05/06/2026

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaniya ayaa ka qayb gashay kulan uu Mudane H.E. Dr. Hussein Ali Mwinyi, Madaxweynaha Zanzibar ahna Guddoomiyaha Golaha Kacaanka, martiqaad rasmi ah ugu fidiyey Danjirayaasha dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta (Arab League) ee u fadhiya Tansaniya.

🌙 Eid Al Adha Mubarak!The Embassy of the Federal Republic of Somalia to the United Republic of Tanzania extends its warm...
26/05/2026

🌙 Eid Al Adha Mubarak!

The Embassy of the Federal Republic of Somalia to the United Republic of Tanzania extends its warmest wishes to all Muslims in Tanzania, Somalia, and around the world.
May this blessed Eid bring peace, joy, unity, and prosperity. 🤍🇸🇴

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya ayaa caawa ka qeyb gashay xaflad casho-sharaf ah oo l...
22/05/2026

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya ayaa caawa ka qeyb gashay xaflad casho-sharaf ah oo lagu weyneynayey Maalinta Afrika (Africa Day Gala Dinner). Munaasabaddan ayaa lagu xusayay sanad-guuradii 63-aad ee aasaaskii Ururka Midowga Afrika (OAU oo hadda ah AU), iyadoo la adkeynayo midnimada, nabadda, iyo horumarka qaaradda Afrika.

18/05/2026

Somalia and Malawi Foreign Ministers Hold Telephone Conversation

Mogadishu | 18 May 2026

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali, held a telephone conversation with the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Republic of Malawi, H.E. Dr. George Tapatula Chaponda.

The two ministers discussed strengthening bilateral relations and enhancing cooperation on issues of mutual interest between the two countries. During the conversation, H.E. Dr. Chaponda reaffirmed Malawi’s support for the unity, sovereignty, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia, reflecting the strong and cordial relations between the two sisterly nations.

For more details, contact:
Mohamed Mahmud Allaale
Communications Department
Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation
Federal Republic of Somalia
Email: [email protected]
Twitter:
Somali Page: Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya, Dr. Cabdifatax Nuur Axmed (Ashkir...
07/05/2026

Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya, Dr. Cabdifatax Nuur Axmed (Ashkir), ayaa maanta ka qayb galay kal-fadhigii 23-aad ee Golaha Safiirrada Carabta ee dalka Tansaaniya.

Safaaradda JFS ee dalka Tansaaniya ayaa si sharaf leh u soo dhaweysay wafdi ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS, k...
02/05/2026

Safaaradda JFS ee dalka Tansaaniya ayaa si sharaf leh u soo dhaweysay wafdi ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay halkan u joogay aqoon kororsi la xiriirta kor-u-qaadidda tayada adeegyada dowladnimo.

Wafdiga, oo ka koobnaa la-taliyayaal, agaasimayaal, iyo afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ammaanay horumarka uu danjiraha hadda jooga, Mudane Ilyas Cali Xasan, ku sameeyey dhismayaasha safaaradda, xafiisyada diblomaasiyiinta, iyo guriga degaanka danjiraha.

Diblomaasiyiinta safaaradda iyo howlwadeennada ayaa si miisaam sare leh u soo dhoweeyey wafdiga, iyadoo munaasabaddana looga mahadceliyey booqashadaas.

A delegation of the Federal Republic of Somalia, led by Mr. Mohamed Abdirahman Mohamed (Boolbool), Director of Cabinet A...
27/04/2026

A delegation of the Federal Republic of Somalia, led by Mr. Mohamed Abdirahman Mohamed (Boolbool), Director of Cabinet Affairs at the Office of the Prime Minister, is participating in a capacity-building and experience-sharing program in the United Republic of Tanzania.

The program focuses on strengthening Cabinet systems, enhancing policy coordination, and improving institutional effectiveness.

The opening session was addressed by Mr. Abdifatah Ashkir Noor, Deputy Ambassador of Somalia to Tanzania, and the Deputy Permanent Secretary from the Office of the President of Tanzania.

The five-day program combines training sessions with study visits, including engagements with key government institutions in Dodoma. 🇸🇴🤝🇹🇿

Eid Mubarak! 🌙✨ May this occasion brings you peace, happiness, and blessings. Wishing you a joyful celebration!
19/03/2026

Eid Mubarak! 🌙✨

May this occasion brings you peace, happiness, and blessings. Wishing you a joyful celebration!

Address

333A Msasani
Dar Es Salaam

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Embassy in Dar es Salaam- Tanzania posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share