MP Ahmed Mouse

MP Ahmed Mouse Bogga Rasmiga ah ee MP Ahmed Mouse Jama MP. Aqalka Wakiillada Somaliland.

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro) has called on the governments of the United Nations to recogni...
23/08/2026

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro) has called on the governments of the United Nations to recognize the Republic of Somaliland.

Including our neighbors.
Maybe even in Somalia, Djibouti, Turkey, Saudi Arabia, Egypt, and all other countries in the United Nations.
We expect them to recognize Somaliland.

18/08/2026

Let's Define, Methods For Resolving Conflicts.

Conflict resolution is the ability to solve disagreements peacefully and respectfully.
Conflicts are a normal part of life, but how we respond makes the difference.
Instead of arguing or blaming others, we should listen carefully, stay calm, and try to understand different points of view.
Good communication, patience, and respect help build trust and stronger relationships.
When we work together to find fair solutions, everyone benefits. Remember, solving conflicts is not about winning an argument. It is about finding understanding, restoring peace, and creating a better future together.

22/07/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون.

كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ﴾

Illaahay naxariistii Janno ha ugu deeqo.
Abwaan Aadan Tarabi Jaamac. Sakaraadki dhaafye. Illaahay su’aasha ha u fududeeyo. Illaahay marti la jecel yahay haka yeelo.
Eheladii, qaraabadii, qoyskii, iyo Qarankii uu ka baxay iyo dhamaan umada afka Somaliga ku hadasha. Illaahay Samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.
اللهم آمين.

02/07/2026

Turkey 🇹🇷
Saudi Arabia🇸🇦 iyo
Djibouti🇩🇯.
Waxay safka h**e kaga jiraan dawladaha sida weyn uga soo horjeeda. Jiritaanka iyo madax-bannaanida qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.
Cid kasta oo ka hortimaada jiritaankeena, waxay inoogu calaamadsan tahay cadowgeena 1aad.

Somaliland ha noolaato
Somaliland ha guuleysato
Somaliland ha waarto

30/06/2026

Hadalba gam.
Haddii aad aqoonsiga ka soo horjeedo badheedh oo shacabka u sheeg, in aad ka soo horjeedo.

Madaxweynuhu warkii wuu dhameeyee waxba yaan laysugu soo war-wareegin war aan jirin.

28/06/2026

Soo haabo

Diqintaa dhacaysiyo dayra dhaafka jiilaal adigoo dab shidan kara.Dogob aan baxaynoo dabaduun ka qiiqiyo dambas lama kula...
27/06/2026

Diqintaa dhacaysiyo dayra dhaafka jiilaal adigoo dab shidan kara.

Dogob aan baxaynoo dabaduun ka qiiqiyo dambas lama kulaalee.

Xisbigaa dadweynuhu dhamaantood dareemeen.

Dalka horumarkiisiyo, Dad mideeye inuu yahay.

Kol haduu diyaar yahay haka daahin adiguye deg-deg h**e u soo gaadh.

Waddani waa loo soo kala h**eeyey ee lama kala laha.
Waa halku dhega Xisbul xaakimka waddani.

Xildhibaan Jaamac Axmed Oogle. Iyo
Xildhibaan Maxamuud Saalax Cabdi.
Waxaan leeyahay soo dhowaada saaxiibayaal.

Baaq.Dhamaan shacab weynaha reer Somaliland ee ku kala sugan gobolada iyo degmooyinka dalka. Waxaan ugu baaqayaa in ay k...
25/06/2026

Baaq.

Dhamaan shacab weynaha reer Somaliland ee ku kala sugan gobolada iyo degmooyinka dalka.
Waxaan ugu baaqayaa in ay ka qayb qaataan soo dhoweynta
Madaxweynaha, aqoosiga midnimada iyo wada-jirka. Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi. (Cirro)
Oo ah Madaxweyne guulo waa.weyn u soo hooyey qaranka.

Hadaba shacab weynaha Somaliland waxaa looga baahan yahay in ay gobol iyo degmo kasta ka sameeyaan isu soo bax-yo ballaadhan oo lagu muujinayo dhoweynta madaxweynaha Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland.

Isla markaana lagu taageerayo guusha weyn ee qarankeenu gaadhey.

Sidoo kalena fariin cad loogu dirayo cadawga ka xun jiritaankeena qaranimo, iyo keena nololeed-ba
Kaas oo wakhti xaadirkan cadaystay.
Xumaan oo dhan sida.
Xin, Xiqdi, Iyo Xaasidnimo weyn.
Lana magac baxay
Nolol, u quudhiwaa.

15/06/2026

كل عام وأنتم بخير لجميع المسلمين في جميع أنحاء العالم.

Somaliland iyo Israa'iil oo kala saxiixday bayaan istaraatiijiyadeed si loo xoojiyo iskaashiga wadajirka ah.
15/06/2026

Somaliland iyo Israa'iil oo kala saxiixday bayaan istaraatiijiyadeed si loo xoojiyo iskaashiga wadajirka ah.

Address

Beyazıt

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MP Ahmed Mouse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MP Ahmed Mouse:

Shortcuts

Share