Ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid

Ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed

Ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid

Howlgal si wadajir ufuliyeen ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid iyo ururka 243aad G24 Khaliid binu waaliid oo qorsha...
08/06/2025

Howlgal si wadajir ufuliyeen ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid iyo ururka 243aad G24 Khaliid binu waaliid oo qorshahisu ahaa burburin goobo khawarijta ay ku dhumaaleysanayeen duleedka degaanka aliyabal

Sidokale howlgalkan waxaa hogaamineyey Taliyaha ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid dhaame Abdi dahir xersi Abaanduulaha ururka 243aad G24 Khaliid binu waaliid Laba xidigle maxamed geesey

28/05/2025

Halyeyda gutadda 24aad Khaliid binu waaliid

01/05/2025

Raggi halaag loo tababaray oo uu rogaansaday meelaha khawarijta ku dhuumaleysaneyso

Daljiryaal Guuleysta

05/04/2025

#🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Taliyaha ururka 242aad dhame Cbdifarey iyo Taliyaha ururka 243aad Dhame bashir qorane

Taliyaasha ururradda 242 aad iyo 243aad oo isgarabsaneyo oo howlgal maanta ka fuliyay degaanka geerile oo hoosyimaaddo d...
05/04/2025

Taliyaasha ururradda 242 aad iyo 243aad oo isgarabsaneyo oo howlgal maanta ka fuliyay degaanka geerile oo hoosyimaaddo degmadda ceeldheer gobolka galgaduud Ee bartamaha soomaali

Dhame Abdifarey oo ah Taliyaha ururka 242aad
iyo dhame bashir qorane oo Isna ah Taliyaha ururka 243aad 24G khaliid binu waaliid

Ragi maqamka iyo miisaanka leh oo degmadda ceeldheer sev ka dhigay
05/04/2025

Ragi maqamka iyo miisaanka leh oo degmadda ceeldheer sev ka dhigay

Ciidamada booliska, gaar ahaan laanta baarista dembiyada (CID) ee gobollada Bay iyo Bakool, ayaa waxaa isu soo dhiibay a...
01/04/2025

Ciidamada booliska, gaar ahaan laanta baarista dembiyada (CID) ee gobollada Bay iyo Bakool, ayaa waxaa isu soo dhiibay afar xubnood oo h**ey uga tirsanaa kooxaha Khawaarijta. Xubnahani, oo h**ey uga mid ahaa maleeshiyaadka argagixisada, ayaa sheegay inay go'aansadeen inay ka soo goostaan kooxda kadib markii ay la kulmeen jab xoogan oo ka dhashay howlgallada ka socda dalka, gaar ahaan gobollada Bay, Bakool iyo degaanka Buulo Xaaji oo ka tirsan Jubbooyinka.

Sida ay sheegeen xubnahani, waxay h**ey uga barbar dagaallamayeen kooxaha Khawaarijta ee ka howlgala gobolladaasi, balse markii ay arkeen culeyska iyo cadaadiska ay kala kulmeen ciidanka xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed, ayay go'aansadeen inay ka baxaan kooxdii ay ka tirsanaayeen.

01/04/2025

Wasiirkii h**e ee Diinta iyo Awqaafta Shiikh Cumar Cali Rooble ”Khawaariijta digriga ayeey neceb tahay ee markii ay xabaddu bilaabato ku digriya”

29/03/2025

Wafdi uu hogaaminaayo Xildhibaan Yaasiin Fareey oo ku sugan Degmada Ceeldheer ayaa 130 Neef oo Ari ah ku wareejiyay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka.

Ciidanka Qaranka ayaa howlgal duqeyn ah oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe...
29/03/2025

Ciidanka Qaranka ayaa howlgal duqeyn ah oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe.

28/03/2025

War Deg deg ah” Horjooge abuukar burqaate oo kamid ahaa eeyaha naarta iyo istaafkii oo cawa lagu cibaadeystay guul Cxds iyo ciidanka xaq udirirka

28/03/2025

Kulamo lagu dardar-gelinayo dagaalka Khawaariijta ayaa ka socda degmada Ceeldheer oo maalmihii lasoo dhaafay ay gaareen masuuliyiin ka tirsan dowladda, saraakiil ciidan iyo waxgaradka bulshada deegaanka.

Address

Xera Nacnaca
Xuddur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 242aad G24 Khaliid binu waaliid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share