Mohamed Doobawiine 1

Mohamed Doobawiine 1 Waxaan kashaqynaa qacyogilinta bulshada iyo hormarinta adeegyada aas aasiga ah

Ogeysiis. Dhamman ardada jecel barashada luuqadda Englishka gaar ahan naxwaha, sida tense IWM. schoolka Al-imra educatio...
15/05/2023

Ogeysiis. Dhamman ardada jecel barashada luuqadda Englishka gaar ahan naxwaha, sida tense IWM. schoolka Al-imra educational institute wuxuu bilaabayaa xisad cusub oo habeenkii bacdul maqrib ah lagana bilaabi doono Tense. Wixii faahfaahin ah boorka hoose.

What it's name?
18/03/2023

What it's name?

Maamulka gollaha deegaanka degmada xuddur oo uu horkacayo kusimaha gudoomiyaha degmada Xuddur mudane Ali Xusen ayaa maan...
14/09/2022

Maamulka gollaha deegaanka degmada xuddur oo uu horkacayo kusimaha gudoomiyaha degmada Xuddur mudane Ali Xusen ayaa maanta lakulmey Gudoomiyaha gobolka bakool,Mudane Abdi tol Ajandaha kulanka maanta Wuxu ahaa adkeynta amniga deegaanka Xuddur shirkan ayaa ku soo beegmay xili Gudoomiyaha Degmada Xudur Mudane Cumar Cabdullhi iyo Kuxigeenkiisa 2aad Raxamo Nor dheere ay safar shaqo ugumaqanyihiin magaalada Badhaba.

Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Xuddur Ahana Gudoomiye Kuxigeen 1aad ee Degmada Xuddur mr.Ali HusenSxb sare Allh kuu fudade...
13/09/2022

Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Xuddur Ahana Gudoomiye Kuxigeen 1aad ee Degmada Xuddur mr.Ali Husen
Sxb sare Allh kuu fudadeeyo xilka culus ee laguudheebay

Waa sawiro hadlaya
21/08/2022

Waa sawiro hadlaya

Cafimaad taam ah Allah siiyo walalken Abdiaziiz Shekh Hassan LugburInsha Allh
01/08/2022

Cafimaad taam ah Allah siiyo walalken
Abdiaziiz Shekh Hassan Lugbur
Insha Allh

Hambalio hambalio waxan farhada lageybsaneyaa sxbkey qaaliga ah  Nuur Aadan Fadoosh  Oo heerka waxbarasha koowaad u soo ...
05/07/2022

Hambalio hambalio waxan farhada lageybsaneyaa sxbkey qaaliga ah Nuur Aadan Fadoosh
Oo heerka waxbarasha koowaad u soo dhamaatey
Sxb waxaan kuleyaxay hambalio kunjeer

04/07/2022

Marwo Hodan oo Maanta Raisal-Wasaare Hamza u Magacaabay ineey u Noqoto lataliye Sare Waa Gabar Aqoon leh oo Ku Hadasha 10-Luuqadood oo ay Ka Mid tahay Luuqada Shiinaha.

Waxeey lataliya Sare u Aheed Madaxweyne Farmaajo Waana Xaaska Wasiirka Qorsheynta Somaliya Jamal Hassan.

09/06/2022

Nisa fahad yaasiin

مشااللہ                                                  hanbaliyo sxb sare
25/05/2022

مشااللہ
hanbaliyo sxb sare

👏Hambalyo Hambalyo mudane agaasime Hussein Sheikh Mohamud xilka culus ee laguu igmaday alle hakula garab galo mudane aga...
23/05/2022

👏Hambalyo Hambalyo mudane agaasime Hussein Sheikh Mohamud xilka culus ee laguu igmaday alle hakula garab galo mudane agaasime

Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.Doorasho ka dha...
28/04/2022

Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.

Doorasho ka dhacday caawa Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wareegga ugu dambeeyay ku tartamay Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada oo loo kala helay sidaan.

Xasan Cabdinuur oo helay 89
Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe 163.

Address

Xuddur

Telephone

+252615081962

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Doobawiine 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category