10/12/2021
Waxan Mahadnaq balaaran u jeedinayaa Allaha inoo suurta geliyay in Kulankani noo qabsoomo, waxa kale oo aan mahad balaaran u jeedinayaa Bahday bah wadaag Reer saalax oo ii igamatay Masuuliyadan culus , waxan alle ka rajaynayaa in uu hawshaas ii fududeeyo , idinkana waxan idinka rajaynayaa wada shaqayn wanaagsan iyo in aan Kulligeen kaligay maahane aan u diyaar Garoowno Cadaalad iyo sinaan iyo Nabad sidii aanu inagu dhexdeena ugu noolaan lahayn Umadaha kalena ula noolaan lahayn .
Wabillaahi towfiiq.