Ufurow District

Ufurow District KASKAA WAL ING QOBSOOY

29/05/2022

Xaflada abaalmarinta & Dabaal dega tarmiyaasha Dalsan Media Group

29/05/2022

Xidhibaan H**e Hassan Black ayaa ugu hambalyeeyay tartamiyaasha Ufurow District asagoona ku bogaadiyay guusha ay uso hooyiyeen guud ahaan reer koonfur galbeed gaar ahaan Degmada Ufurow District


29/05/2022

Wasiirkii h**e ee wasaarada warfaafinta Kgs Ugaas Hassan oo Hambalyo & Bogaadin u direy tartamiyaasha & Ufurow District Wuxuuna ku bogaadiyay kaalinta muhiimka ah ee ay ka gaareen.


29/05/2022

Munaasabada abaalmarnta & dabaal dega tartamiyaasha Ufurow District ayaa lagu qabtay magaalada mogadishu Hallka Beerta Banaadir


Bismillah.Alle ayaa mahad leh, kasokow waxaan mahadcelinaynaa dhamaan kaso qayb galiyaasha xaflada dhiirigilinta & Dabaa...
28/05/2022

Bismillah.

Alle ayaa mahad leh, kasokow waxaan mahadcelinaynaa dhamaan kaso qayb galiyaasha xaflada dhiirigilinta & Dabaal dega tartamiyaasja degmada ufurow ee dalsan media group.

" Dhamaaan siyaasiyiinta, Aqoonyahanada, Waxgaradka, Odiyaasha dhaqanka, Dhalinyarada & Haweenka ee kaso qayb galay xaflada waxaan idinkaga mahadcelinaynaa kaso qayb galkiina iyo waynaynta maalintaan quruxda badan ee tartamiyaasha lagu maamuusaayay laguna dabaal degaayay, Farxad wayn ayay noo tahay kaso qayb galkiina munaasabadaan qiimaha badan waxaana idinku xasuusandoonaa taariikhda degmada. "

Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa dhamaan u Tartamiyaashi, Taabagiliyaashii & Dhiirigiliyaashii tartanka oo habeen & Maalin u taagnaa inay sanadkaan degmada gaarto kaalintaan muhiiimka ah la,aantood aan la gaari lahayn runtii waxaan idin leenahay waxaad gudateen waajibkiina waxaadna mudan tihiin intaan & in ka badan Mahadsanidiin.

Taarikkhda degmada baal dahab ah ayaad ka gasheen waxaana guul ku Keenteen aqoontiina.

Xafladaan waxay ahayd mid si xeer sare ah loso agaasimay kana so qayb galeen madax kala duwan oo kaso jeeda Koonfur galbeed somalia
Waxay dhamaantood hambalyo & Bogaadin u direen Degmada Ufurow.


28/05/2022
28/05/2022


28/05/2022
Xaflada Abaalmarinta & Dabaal Dega degmada Ufurow
28/05/2022

Xaflada Abaalmarinta & Dabaal Dega degmada Ufurow


Abaalmarinta Dalsan Media group
28/05/2022

Abaalmarinta Dalsan Media group

Address

Ufurow
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ufurow District posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ufurow District:

Share