Maxamuud axmed page

Maxamuud axmed page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamuud axmed page, Library, Ufeyn.

23/01/2020

Kkkkkkk sheeko qosol badan kkkkkkkkk
Fadlan marka h**e πŸ–’ saar intaadan aqrisan kadibna aqri sheekadan

Gabar guurki ka daahday ayaa aabeheed nin uguuriyay habeenki loo aqal geeyay subaxdeedi ayaa abeheed wareeystay.
Aabo bal iiwaran
kulahaa aabow shib iska dheh xalay oo dhan qaarka dambe ayaan jano kula jirayeπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

23/01/2020

Sheeko Qosol badaNπŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…
Marka h**e πŸ–’πŸ–’ adoo raliya
Mid Xayraan ah oo Shiid ah baa qorshe dagaY Si uu Lacag Ku heLo Bangi hortii ayuu tagaY Wuu Ku SuuxaY πŸ˜…πŸ˜… Oday Ka dhawaa Meesha ayaa intuu Soo boodaY ku dhawaaqay War Ninka biyo Ku rusheeya Xariifkii Suuxsanaa KuLahaa intuu boday oo iska Kacay Hadaan biyo rabo Wakaalada biyahaan Ku hor Suuxi Lahaa πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…

hadaa qososhay fadlan si xuushmadleh πŸ–’πŸ–’πŸ–’saar adoo mahsan asxaabtaada kale

Address

Ufeyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamuud axmed page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category