Ufayn Public Library

Ufayn Public Library Fadlan ka qaybqaado dhismaha Maktabada Dadwaynaha ee Ufayn. ku deeq waxaad awoodo ha noqdo buug, qalin, lacag IWM

UFAYN PUBLIC LIBRARY
24/03/2021

UFAYN PUBLIC LIBRARY

Daahfurka buugga Hantida dhulkeenna ee uu qoray Maxamed Xirsi Roore ayaa ka qabsoontay Magaalada Ufayn District ee gobol...
15/04/2020

Daahfurka buugga Hantida dhulkeenna ee uu qoray Maxamed Xirsi Roore ayaa ka qabsoontay Magaalada Ufayn District ee gobolka Bari. Waxay ahayd madal si wanaagsan loo maamuusay oo xiiso badnayd. Waxaana kasoo qayb galay dhammaan bulshada deegaanka sidoo kale waxaa weheliyay Ururka Xaqsoor oo kaalin mugleh ka qaatay.

Waxaan umahad celinaynaa dhammaan kasoo qaybgalayaashii xafladda iyo qaban qaabiyaashii sida heerka saraa u maamulay xafladda. Mahadsanidiin walaalayaal.
Ufeyn Bari Puntland Somalia
.

Dugsiga Sare ee Sheekh Cabdalla Ibraahim Ufayn waxaa la asaasay 2008dii, illaa haatana waxaa kabaxay 11dafcadood. Waana ...
06/04/2020

Dugsiga Sare ee Sheekh Cabdalla Ibraahim Ufayn waxaa la asaasay 2008dii, illaa haatana waxaa kabaxay 11dafcadood. Waana degmadii ugu horraysay Puntland ee laamiga kabaxsan oo Iskuul sare yeelata dafcado intaa leegna ka baxaan.

Ardadii ka qalinjebisay haatan qaarkood waa Wasiiro kuwa kalena waa masuulo sumcad iyo milgoba kuleh bulshada Soomaaliyeed.

Cabdalla Ibrahim wuxuu kamid yahay Iskuulada kaalmaha ugu sarreeya ka gala tartanka Kediska bisha ramadaan, haatana wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa sidii uu sanadkan guusha u qaadi lahaa.
Soo qof ka qalinjebiyay Iskuulkan.
saar pagekeenna.

29/02/2020

Waxaan bilawnay dhisidda maktabadda Dadwaynaha ee Ufayn, waxaan ka codsanaynaa shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa reer Ufayneed ba inay si wada jir ah uga qayb qaataan dhismaha Maktabadda Dadwaynaha.

Qof waliba waxa uu awoodo ayuu kaga qayb qaadan karaa meesha aad rabto joog, goobaha Aqoonta iyo Manaaradaha Cibaadadu makala laha xeerar iyo Xisbi gaar ah ee waa wax loo siman yahay oo umad Soomaaliyeed wax ku baranayso ama ku cibaadaysanayso, waana sadaqo jaari ah oo kuu soconaysa inta aad nooshahay iyo markaad xijaabato ba.

Fadlan walaal Dalka joog ama Dibadda joog nagala qayb qaado dhismaha Maktabadda Dadwaynaha ee laga dhisayo magaalada Ufayn ee Gobolka Bari.

Dhowaan waxan idiin soo daabici doonaa meelaha aad kaga qayb qaadan kartaan wixii karaankiina ah hadduu Alle idmo.

Fadlan Page kan saar oo sii garee.

MAHADSANID

Maktabada Casrigaa Ee UFAYN PUBLIC LIBRARY.
29/02/2020

Maktabada Casrigaa Ee UFAYN PUBLIC LIBRARY.

UFAYN PUBLIC LIBRARY@ Ufayn District
29/02/2020

UFAYN PUBLIC LIBRARY@ Ufayn District

28/02/2020

Fadlan like saar Page keena oo sii share garee.

Address

Ufeyn

Telephone

+252906724729

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ufayn Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ufayn Public Library:

Share

Category