Hajji adem Mohamud Suleiman gelle

Hajji adem Mohamud Suleiman gelle 24/7

02/05/2022

Ciid mubaarik ummada Somaliyed

.بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في الخير…Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan hambalyo Meher wacan iyo duco aan la soo...
06/07/2021

.بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في الخير…

Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan hambalyo Meher wacan iyo duco aan la soo koobi Karin uga dirayaa hogaan sare oo ciidanka dab-demiska qaranka
Hogaan Eng Saeed Yacquub iyo oo meherkiisu ka dhacay Magaalada hargayza

Allah haydinka yeelo lamaane ku astaysan farxad, isfaham iyo guusha nololeedba…
Hambalyo hogaan sare

Tacsi Tiiraanyo Leh.Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isagoo ku hadla...
20/03/2021

Tacsi Tiiraanyo Leh.

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo ka ciidanka Dab-demiska JSL, wuxuu Tacsi Tiiranyo leh u dirayaa Axmed Xuseen Jaamac oo ah Askari ka tirsan ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo oo Aabihii Xuseen Jaamac Yuusuf maanta ku Geeriyooday Magaalada Ceerigaabo.

Marxuumka Ilaahay Jannooyinkiisa hawgu deeqo, Ehelkii, Qoyskii,Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan saadiqa ha kasiiyo.

Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Aamiin Aamiin Aamiin.

Tacsi Tiiraanyo Leh.Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isagoo ku hadla...
17/03/2021

Tacsi Tiiraanyo Leh.

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo ka ciidanka Dab-demiska JSL, wuxuu Tacsi Tiiranyo leh u dirayaa Madaxa Qaybta Iibka qalabka gaadiidka Ciidanka Dab-demiska Maxamed Xasan Axmed oo Aabihii Xasan Axmed Cabdalle maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Marxuumka Ilaahay Jannooyinkiisa hawgu deeqo, Ehelkii, Qoyskii,Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan saadiqa ha kasiiyo.

Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Aamiin Aamiin Aamiin.

14/03/2021
انا لله وانا اليه راجعون كل نفس ذائقة الموت Alle Naxariistii janno hakawarabiyo Marxuun Saleebaan Jaamac Xagar oo loogar...
12/01/2021

انا لله وانا اليه راجعون
كل نفس ذائقة الموت
Alle Naxariistii janno hakawarabiyo Marxuun Saleebaan Jaamac Xagar oo loogaran ogaa Jaakulli oo hadda Ku kugeeriyooday Cusbitaalka Guud Ee magaaladda BURCO


Rabbi Kitaabkiisa middigta hawga dhiibo
Naxariistiisa balaadhana hawgu deeqo

Ehelkii, Qaraabadii , Asxaabtii iyo Awlaaddii uu kabaxayna rabi Samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo
اللهم امين🤲🤲🤲

06/11/2020

Fadlan soo garaac
990
Markaad la kulanto khatar dab
Si aanu idiinku soo gurmano si degdeg ah

Address

Sool

Telephone

+252634907433

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hajji adem Mohamud Suleiman gelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category