Ururka dhalinta foodka - UDF Horseed

Ururka dhalinta foodka - UDF Horseed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka dhalinta foodka - UDF Horseed, Sheikh.

23/10/2017

Hadaaf & Horumar Bulasheed

Mid Ka Mid Ah Dhaqanad Somalida Waxa ugu Xun Xun Waxa Ka Mid Foolaxumad Aduun ee Ah Beenta

Sheekadan Taxanahed Waxa Leh Anwer Al Tecno

Waxa U Igu Yidhii

Waxan Aha a Inan Yar Oo Ka Mid Ah Dadka Ku Dhaqan Cariga Deganka Degamad Sheikh Ee Xaruunta Gobalka Sahiil Waxan Halkaa Ku Nolahay Muddo 5 Sanno Ah. Waxan Halkaa Ku Bartay Dadka Dhaqankod Iyo Ab sami Galka Dadnimadoda Waxan Halkaa lakin Ku Arkay Dadka oo Ka Dhacasan Siba Hab Dhac Nololed Ee Horumarineed , Dagamadani Waxay Jirtay Muddo Ku Dhawad 38 Sanno Iyo In Ka Badan Waxay Ka Mid Ahayi Xaruumi Ugu Waweyn Ee Asaska Urur Weyn Snm Iyo Goni Isu Taga Jamuriyada Somaliland. 1992- 1993

Waxa Ka Mid Tahay Xarumahi igu Waweyn Ee Maxamiyadii Ingeriska, 1885 waxa U Ka Soo Dagay Ceriga bad Berbera. Sa Hate Mudadii U Joogay Degamada maxa Uu Kaga Tagay ama Meelahi Uu lamid Ka Aha a had a Loo Yaqan ( Shacab )

Hadaf Wil kan Yari waxa U yahay Mid Ka Mid Nolol wadag yasha degamad waxan hami Sare Ku Lahaa inu Mar Uun gunta Dhisha IGA Xidho Hawl Karnimadisa Dadnimeed, Bulashadan Ku Deganka Degamad Waxay Intood Badan Yahiin Maati iyo Caruur , Inta Badan Waxa Ka Soo Baxa Haldoor lakin Lama Arko Meel Ay Joogan ama u Soo Jesta Degmada oo Waxa Ka Qabta. Dadka Shaqada Kule Ma Intooda Badani Qaar daninyaa Deganka ama ka shaqeeya Waxay Yahiin Aqaar Ka Dahsan Tahay Technology ama Xalad Ila Baxanimo Ee Gobolada Imka Jira Waxay Hayid Gebi Ahaan In ay ahaato Manta Xurunta Mamula u sareeya Somaliland ( Strongl Government ) Lakin Nasiib Daro waxan Is Ogalin Dadkii Ku Dhaqan Degamada oo ka Hadhahay Waxay Timada Ila Baxanimo Inta La Isku Dhagsan Yahay ee la wada Aragti Midaysan Yahay , Waxan Arkay Dadkii Oo Iyagu Is Wada Reebayaa ,Tusale , Waxan Arkay Hebel waxa LA siyay Shaqo , Waxa Loo Galayaa Ila Iyo Hoob In Laga qaso Shaqada HeBel, Waxan Arkay Hadafkii Nololed Oo Guurtay. waxan Arkay awoodi Caqliga Oo sii naqusay. Waxan Arkay degankii oo Qalalay Oo naxaristii Rabi Ka Tag tay ( Roob LA' aan )

" Dabigu Hadi mar lagu dhafo Naf Mar kale hadii Alle Ku Qabto. "

Wilkani Waxa U LA Qabsan Wayay Hurumarka Aduunyad Madama Oo U Jogay Dunida 5 Sanno Oo Kali ah Waxa U LA Jan Qadi Kari Wayay Dadkii jogay mesha Waxay is Helen Ciyaal aya Isku aayin aheen Waxay Nasib Daro waxa Dhacaday inu LA Jan Qadi kari wayo ila Xafad U jogo Kaliya Hooyadi Mahane. Waxa Ku Noqotay Inu Tago ama Ay Hooyadii gayso madarsad oo Uu LA Janqado Dadka Wayo Waxa Uu u baahi u Qabay Inu tago Xarun Qur'an. Sidii Cadad Ahyid Ee Waxay Hooyadi Geysay Xaruun Qur'an , Duraba waxa U ka Soo dheh Baxay caruurtii Dhigansay madarsada xaruunta Qur'an , Waxa Badadtay amaanta Ku Wilka Soda Waxa Dhigashadisu Tahay. Waxa Jecelday Macalinkii Xaruunta Qur'an ka. Wil kan Yari waxa U Dhameeyay qurankii waxa Lagu Faraxay Gusha Alle Siyay ee Dadalka U Qaday Duraba Noloshisa Harantisa. Waxa ay jirtaba Inu Ku Xidhando Xaruunta Qur'an Iyo Gurigoda Ayaa 10 Jirkisi LA Geeyay Dugsi U dhow Xafad Oo Culumada Madiga ah sidii anu cadadu Hayid

LA soco Qaybta
Labad !!!!

28/06/2017

ASC, mahadi oo dhimi Alle ayay u sugantay
Waxan idilayey Eid dhamate alle ha na Soo mariyo Sannad kale mid si Fuud nagu soo gadha.

02/03/2017

Zalaam

Waxa mahad weyn iska leh alle sw

Dhaman ururka dhalintu waxa u diray salaan an la so kobi karin

.

13/09/2016

dhalinta foodka waxan u diray hanabalayo aan la so kobi karin waxan idin leyah

Wagi dilacaba, dhinahyga ay ku salugayeeeee ,Dhalinta foodka wa midaweeeee,Ki sugayow samiir,Allahyow ad naga sareye,Nag...
05/06/2016

Wagi dilacaba, dhinahyga ay ku salugayeeeee ,
Dhalinta foodka wa midaweeeee,
Ki sugayow samiir,
Allahyow ad naga sareye,
Naga yel kuwi anfac xfdooda, wakhigu wa siloo yahaye.

Address

Sheikh

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka dhalinta foodka - UDF Horseed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share