Dawladda Hoose ee Saylac

Dawladda Hoose ee Saylac take a look at our page for all the activities carried out by Zeila Municipality

Dawladda Hoose ee Degmada Saylac Waxay Bahinaysa  Saddex Qandaraas Oo Ay Maalgalisay D/House ee Degmada Saylac. Inay Qan...
29/11/2023

Dawladda Hoose ee Degmada Saylac Waxay Bahinaysa Saddex Qandaraas Oo Ay Maalgalisay D/House ee Degmada Saylac. Inay Qandaraslaha shurudaha hoose buuxinaya ay soo xeraysataan.

Dawladda Hoose ee Degmada Saylac Waxay Bahinaysa  Afar Qandaraas Oo Ay Maalgalisay D/House ee Degmada Saylac. Inay Qanda...
26/08/2023

Dawladda Hoose ee Degmada Saylac Waxay Bahinaysa Afar Qandaraas Oo Ay Maalgalisay D/House ee Degmada Saylac. Inay Qandaraslaha shurudaha hoose buuxinaya ay soo xeraysataan.

Gudoomiyaha Dagmada Saylac. Yusuf Awale Dahir ayaa magalada Xariirad shahado sharaf ku gudoonsiyay Ururka Ramad Charity ...
12/07/2023

Gudoomiyaha Dagmada Saylac. Yusuf Awale Dahir ayaa magalada Xariirad shahado sharaf ku gudoonsiyay Ururka Ramad Charity iyo tobabarayashi bixinayay tobabarka Macaliminta Dugsiyada sare ee Gobolka Salal uga socday 8th -12th July 2023 oo manta oo arbaca ah soo dhammaday .

DHAMAAL HAMBALYO CIID AL Odxa 10-12-1444H. (27-06- 2023-().  Gudoomiyaha Dagmada Saylac ee Gobolka salel Mudane Yusuf Aw...
28/06/2023

DHAMAAL HAMBALYO CIID AL Odxa 10-12-1444H. (27-06- 2023-().

Gudoomiyaha Dagmada Saylac ee Gobolka salel Mudane Yusuf Awale waxaa Dhambaal Hambalyo Ciid Al Odxa Awgeed u Dirayaa Shacabka Dagmada iyo Gobolka salel, Shacbiwaynaha JSL iyo Guud ahaanba ummada islaamka meel ay joogaan ba.
Gudoomiyuhu waxaa u Illahay uga Baryay inuu Sanadkaa Sanadkiisa Inagu Gaadhsiiyo Barwaaqo, Nabadgalyo, Caafimad qab iyo Horumar waara.

"Ku ciida Oo ku ciibaadaysta Caafimad qab iyo Nabad Galyo Cisi iyo cibaado Suuban ku Ciida .

Gudoomiyaha Dagmada Saylac Yusuf Awale Dahir

Allaah mahad leh.

SAYLAC. Gudoomiyaha Gobolka Salel mawliid maxamed nuur  iyo Maayarka Degmada Saylac oo ay weheliyaan isku duwaha caafima...
05/06/2023

SAYLAC. Gudoomiyaha Gobolka Salel mawliid maxamed nuur iyo Maayarka Degmada Saylac oo ay weheliyaan isku duwaha caafimaadka Gobolka Salel iyo taliye ku xigeenka qaybta booliska gobolka, ayaa kor-meer indho indhayn ah ku soo maray goobaha ay ka socoto kaar qaybinta ee magaalada Xariirad iyo degaano kale oo ka mida degmada Saylac, Sida habaas, cabdiqaadir, jidhi, laagta morohda, Ceel-islaam iyo Caasha-cado.

Kor-meerkan badhasaabka iyo waftiga kale ayaa qayb ka ahaa dar-dar galinta kaar qaadashada iyo ku wacyi galinta bulshada Gobolka Salel.

Degaanadan ay gadheen maanta oo dhamaan kaar qaadashadu si habsami leh uga socoto maalintii lixaad ayaa markii ay gaadheen masuuliyiintani waxay dadka ku wacyi galiyeen inay kaarka qaataan inta ka dhiman wakhtigana ka faa'idaystaan.

Duqa Degmada saylac iyo Agaasimaha Arimaha Bulshada Dawlada hoose ee D.Saylac ayaa maanta 3 Ultra-Sound oo Loogu talo ga...
24/05/2023

Duqa Degmada saylac iyo Agaasimaha Arimaha Bulshada Dawlada hoose ee D.Saylac ayaa maanta 3 Ultra-Sound oo Loogu talo galay in loogu adeego 3.xarumo caaafimad ee kala ah 1.Saylac 2.Xarirad 3.Lawyado Health centers ku wareejiyey Isku Duwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka selel , Qalabkan oo wax wayn ka tari Doona Adeega xanaanooyinka Degmada saylac.

21/05/2023
21/05/2023

Hadal jeedintii Mayorka Dagmada Saylac Mudane. Yusuf Awale Dahir ee 18.MAY

21/05/2023

Saylac 18.May 2023

Waxaa Saaka Ka Qabsoomay Fagaaraha, ERDOĞAN SQUARE Ee Magaalada SAYLAC  Dabaal-degyo Lagu Xusayo Sanad Guurada 32-aad Ee...
18/05/2023

Waxaa Saaka Ka Qabsoomay Fagaaraha, ERDOĞAN SQUARE Ee Magaalada SAYLAC Dabaal-degyo Lagu Xusayo Sanad Guurada 32-aad Ee Ka Soo Wareegtay Dib Ula Soo Noqoshada Qaranimada Somaliland Oo Sanad Walba Ku beegan 18 MAY.

Xuska sannad-guurada 32aad ee Maalinta Qarannimada Somaliland 32th Anniversary of Somaliland National DayDawladda Hoose ...
17/05/2023

Xuska sannad-guurada 32aad ee Maalinta Qarannimada Somaliland

32th Anniversary of Somaliland National Day

Dawladda Hoose ee Saylac

Address

Salel Region
Saylac
2522

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawladda Hoose ee Saylac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dawladda Hoose ee Saylac:

Share