Maamulka Degmada Qoryooley

Maamulka Degmada Qoryooley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamulka Degmada Qoryooley, Government Organization, Maamulka Degmada Qoryooley, Qoryooley.

18/04/2026

Degmada Qoryooley Hambalyo

13/04/2026

Mudo dheer kadib alx wabiga Shabelle

12/04/2026

Hambalyo
Sanad guurada 66 CXD
Maamulka Qoryooley

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha hoose dhawaan ay soo Magacaawday DFS ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilki...
08/04/2026

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha hoose dhawaan ay soo Magacaawday DFS ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilkiisa.

🎉 SOO DHAWEYN CUSUB 🎉Bulshada iyo Maamulka Degmada Qoryooley waxay si diirran u soo dhaweynayaanGuddoomiyaha Cusub ee Go...
31/03/2026

🎉 SOO DHAWEYN CUSUB 🎉

Bulshada iyo Maamulka Degmada Qoryooley waxay si diirran u soo dhaweynayaan

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Abdifatah Siidi

🗳️ Diyaar garow buuxa oo Doorasho Qof iyo Cod ah Ka qaybgal, ka warhayn, ka mid noqo isbeddelka deegaankaaga!

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Abdifatah Siidii oo loo igmaday xilka Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoo...
30/03/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Abdifatah Siidii oo loo igmaday xilka Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

Xilkan laguu dhiibay wuxuu xambaarsan yahay masuuliyad weyn iyo kalsooni qaran, waxaana la rajeynayaa in aad ka soo dhalaasho adigoo mudnaanta siinaya amniga, cadaaladda iyo horumarka bulshada.

Shacabka Gobolka Shabeellaha Hoose waxay maanta u baahan yihiin hoggaan mideeya, dhageysta, isla markaana horseeda isbedel muuqda—waana ku kalsoonahay inaad doorkaasi si sharaf leh u qaadi doonto.

Allaha kuu fududeeyo xilka, hana kaa yeelo mid horseeda guul iyo barwaaqo.

19/11/2025

Hassan Sheikh Mohamud Dadka Dhargan miyaad Madaxweyne u tahay ?
( Sh Dalxa ) | Hassan Ibrahim Ahmed

16/11/2025

waxaa la Afduubanayaa Dadka codbixiyasha oo kararkooda ka doonten Degmoyinka..see.more

15/11/2025

Madaxweyne farmajo sodhawaw 2026 dalku waa kutabay


14/11/2025

Madaxweyne h**e Farmaajo: "Shacabku waa qalbi jaban yihiin bacdamaa ay dowladoodii is haystaan, Musuq-maasuqu uu baahsan yahay".

Address

Maamulka Degmada Qoryooley
Qoryooley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Degmada Qoryooley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share