Horseed Political Party

Horseed Political Party Urur Siyaasaddeedka Horseed waa ururkii ugu horeeyey ee lagaga dhawaaqo Puntland, iyo guud ahaanba Soomaaliya taas oo ka dhabaysay ololihii Musharaxnimo ee

Isu soo baxa Ururka Horseed ee Qardhohttp://bit.ly/1cRvY5b
03/07/2013

Isu soo baxa Ururka Horseed ee Qardho
http://bit.ly/1cRvY5b

Urur Siyaasadeedka Horseed ayaa maanta 03 July,2013 wajigii labaad ee Banaanbaxyada taageerayaashiisu iskugu soo baxeen degmada Qardho ee xarunta gobolka…

Horseed oo shir ku qabtay Qardho, Karkaar Puntlandhttp://bit.ly/10Ct4vD
27/05/2013

Horseed oo shir ku qabtay Qardho, Karkaar Puntland
http://bit.ly/10Ct4vD

Urur siyaasadeedka Horseed ayaa shir balaaran ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ,waxana uu ahaa mid loo dhigay…

Ururka Horseed oo olole ka bilaabay gobolka Barihttp://bit.ly/10FvbhY
14/05/2013

Ururka Horseed oo olole ka bilaabay gobolka Bari
http://bit.ly/10FvbhY

Urur Siyaasadeedka Horseed ayaa Gobolka Bari ka bilaabay olole ay ku doonayaan in ay ku soo xulaan xubnaha u matalaya…

Horseed oo ka wada olole Dhaharhttp://bit.ly/14hBsDF
13/05/2013

Horseed oo ka wada olole Dhahar
http://bit.ly/14hBsDF

Urur siyaasadeedka Horseed oo dhowaanahan gobollada Puntland ka waday ololaha doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka ayaa gobolka Hayland ku qabtay kulan…

Degmada Galdogob oo laga soo dhoweyay ururka Horseedhttp://bit.ly/10gAUgX
10/05/2013

Degmada Galdogob oo laga soo dhoweyay ururka Horseed
http://bit.ly/10gAUgX

Degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa dadweynaha ku dhaqani waxay soo dhoweeyeen urur siyaasadeedka Horseed ee talada Puntland haatan haya…

Garowe: Shir u furmey Horseedhttp://bit.ly/10tjhXE
01/04/2013

Garowe: Shir u furmey Horseed
http://bit.ly/10tjhXE

Hoolka shirarka ee Hotel Rugsan magaalada Garowe ayaa maanta 01 April,2013 waxa ka furmey shir ay leeyihiin xubnaha golaha fulinta…

Address

Qardho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Political Party posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share