KAAFI Public Notary- Qardho

KAAFI Public Notary- Qardho Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KAAFI Public Notary- Qardho, Notary public, Qardho.

Nootaayada kaafi waa xafiis bixiya adeeg sharci oo dhamaystiran
wuxuuna ku yaalaa magaamada qardho gaar ahaan wadada Bank dawlaada ( ama kasoo quraxdhaca xarunta Tarafikada Qardho)

20/06/2022
Macmiil kusoo dhawoow notayada Kaafi _QardhoWaxay kutaalay wadada banging dawlada ama ka soo hoejeedka xafiiska wasarada...
16/05/2022

Macmiil kusoo dhawoow notayada Kaafi _Qardho
Waxay kutaalay wadada banging dawlada ama ka soo hoejeedka xafiiska wasarada haweenka ee Qardho
Macmiil notayadu waxay wax ku qortaa luuqadaha
1. SOMALI
2. Arabic
3. ENGLISH IYO KUWA KALE

11/07/2021

Macmiil waxaan kuula diyaarnahay adeeg sharci oo dhamaystiran
⚖🤝🈴️

11/07/2021

Subax wanaagsan

08/05/2021

Habeen wanaagsan dhamaan asxaata qaaliga ah
Alle hanaga aqbalo acmasha aan gudanayno

Waxaa 2 sano   kasoo wareegtay malintii aan furnay    sharciga ah ee kaafi Waxan ku faraxsanahay in aan dadbadan  ay ade...
09/11/2020

Waxaa 2 sano kasoo wareegtay malintii aan furnay sharciga ah ee kaafi
Waxan ku faraxsanahay in aan dadbadan ay adeeg sharci oo dhamaystiran ka heleen
Mahadsanidiin dhamaan macaamiisha sharta leh

Waad mahadsantihiin Asxaabta qaaliga ah ee  nagusoo biiray   waxaad nootihiin  tiir aan jabin💪Sidoo kale waxaan u mahad ...
14/09/2020

Waad mahadsantihiin Asxaabta qaaliga ah ee nagusoo biiray waxaad nootihiin tiir aan jabin💪Sidoo kale waxaan u mahad celinaynaa asxaabtii h**e oo lawadaagay asxaabtooda
Dhamaantii mahadsanidiin 💚💚💚
Like &share

11/09/2020

Macmiil ogow shaqada ay kuu hayso notaayada sharciga ah ee kaafi

XAFIISKA NOTAAYADA  UGU OW ADEEG SHARCI OO DHAMAYSTIRAN
11/09/2020

XAFIISKA NOTAAYADA UGU OW ADEEG SHARCI OO DHAMAYSTIRAN

11/09/2020

Jumca wanaagsan Asxaabta sharafta leh ee Halkan ku xiran

Address

Qardho
2529

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Saturday 08:00 - 17:30
Sunday 08:00 - 17:30

Telephone

+252906676999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAFI Public Notary- Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to KAAFI Public Notary- Qardho:

Share

Category