HNN News TV

HNN News TV HNN is an independent media outlet that delivers reliable news and in-depth analysis to the public. SPA Somali TV

11/09/2026

Abwan standar oo maanta tababar heer sare ah ka qalin jabiyay Ayaa salaan gaar ah siiyay Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E SAID ABDULLAHI DENI iyo Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire.

09/09/2026

Dowladnimo kuma dhisanto rabitaan qof iyo koox ee waxa ay ku dhisantaa heshiis & dastuur.

07/09/2026

Taliye Shub tacsi ayuu mudan yahay dalkaana wax sharci ah k**a jiro waana la isku bareeray"

Senetar Cabdi qeybdiid.
Muqaalka Universal TV

07/09/2026

Xasan Sheekh oo Noqday Madaxweynaha Loo Qaaday Heesihii Ugu Badnaa Tan iyo Burburkii Dalka.

07/09/2026

Madaxweyne deni oo madxaf qaran ka dhigaya qasrigii boqortooyadii ee uu ka talin jiray boqor cismaan.

06/09/2026

"Cid kasta oo dowladnimada jirta la dagaalamaysa waa Falaago Argagixisada ayay la xukun tahay waana dil aan kashaki laheyn"sidaas waxaa Fatwooday Sheikh Cali Wajiis oo kamid ah culumada Muqdisho, iyadoo ay hortiisa fadhiyaan wasiiradda Cadaaladda, Gaashaandhiga & Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee dowladda Faderaalka.

Sheikh Wajiis ayaa sheegay in dowladdu iyada difaac ku jirto oo ay tahay in ay ka baxdo, weerartana dhinacyada Argagixisada iyo kooxo ugu yeeray in ay dowladda diidan yihiin oo siiyey magaca Falaago.

Xaquuqda Muuqaalka: UNIVERSALTV

05/09/2026

Weerarkii Taliye Shub oo koban.

04/09/2026

BERI H**E: Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadda kahor kahadlay waxyaabaha kadhasha weerarada lagu qaado

04/09/2026

Talye mahad Qaranimadda iyo Dowladnimadda ayaa rabnaaa Dadka usoo shaqeyay ayaa kamid ahay.

03/09/2026

Deg Deg” Waa muqaalka Taliye Shub oo isbitaalka Dollow lagu daaweynaayo.

Address

Qardho

Telephone

+252905097463

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HNN News TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to HNN News TV:

Shortcuts

Share