Allgoobjoog

Allgoobjoog Waa warbaahin ku soo gudbin doonto dhacdooyinka ka taagan dalkaaga hoyo iyo Caalamka intiisa kale.

30/12/2025

Waqooyi galbeed oo u barooranaya Ingriiska in uu dhabarka aadiyay xalay . Naagtii Abuu Lahab magac cusub 😂😂.


03/04/2025

Wax aadan aqoon iyo magaalo aadan tagin haka sheekeyn hadii kale waad ceeboobaysaa.

Allgoobjoog

02/04/2025

Abaabul xoogan oo deeganada hoostaga Raageceele ayaa galabta dib looga bilaabay .

Allgoobjoog

02/04/2025

Xawaadle ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen Live-yadii caayda iyo kaftanka, maadaama aysan helin qof janaraal ah oo salaanta ka qaada madaxweynaha marka uu booqanayo deegaannadooda. 😂😂

Allgoobjoog

02/04/2025

Habargidir oo runta iaku sheegtay .
Allgoobjoog

01/04/2025

Goormaa kugu danbeesay? Ma soo gaaratay?
Allgoobjoog

18/03/2025

والشمس

Xamar alow xafid
18/03/2025

Xamar alow xafid

20/04/2023

Subxanalaah ,isha waa halis.

Faadumo Aadan Cadde (Madaxweynihii ugu horeeyey Soomaaliya gabadhiisa) mar ay waayaheedii ka sheekaynaysay ayadoo weliba...
18/05/2020

Faadumo Aadan Cadde (Madaxweynihii ugu horeeyey Soomaaliya gabadhiisa) mar ay waayaheedii ka sheekaynaysay ayadoo weliba Allah ku dhaaratay
waxay tiri " Anoo iskuul dhigta ayaan ka qeyb galay banaan bax aabaheey oo xukunka hayey looga soo horjeeday, waxaana loo sheegay abaheey wuxuuna igu yiri si fiican baad yeeshay.
Markalana wuxuu maqlay anoo hees Xabashi ah dhagaysanayaa waana i garaacay."
Dimquraadiyaddu waa midda ilmahaada aragtidooda siyaasadeed in ay cabiraan ku ogolaysiin karta,
Waddaniyadduna waa midda caruurtaada cadowgaada in aad barto kugu hugaamisa.

Omar Ali

20/07/2018

Daahir Alasow Shalay iyo Maanta, Wiligiisa .

Madaxda dalka ayuu aflagaadeyaa, Siyad bare waa gaal ayuu dhahaa marna Allaha u naxariisto, Afgiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan.

Address

Wargees. Com
Muqdishu
00252610080

Telephone

2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Allgoobjoog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Allgoobjoog:

Share