11/03/2019
Gudomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan(Yariisow) iyo Gudomiye ku xigeen Maamulka Gobolka Banaadir Dhanka Howlaha Guud AadanShiikh Cali Fiidow ayaa Maanta Si wadajir ah u Dhagax Dhigay Sheybaar Casri ah oo loogu tala galay in lagu Baaro Qalabka dhismaha lagu dhiso magaalada tayadooda,