Ali Ahmed Gacal

Ali Ahmed Gacal Caddaaladu waa tiirka Dowladnimada ku Taagantahay waa in aan xaqiijina Qofkastoo Soomaali ah in uu agtaada cadaalad ka helo

17/12/2024

Waka xumahay maqaamkii uu mudnaay iyo miisaankii uu lahaay isma laheyn dhalinyarada ayuu fursadaha ku cariirin doona qof ku fadhiya.

Waasa midaan loolaaban doonin in qof leh han maqaamkiisa kasokeeyo soo qaato.!

Waxaan arkay Madax iyo shacab fara badan oo marka ay ka hadlaayaan arimaha badda ka been sheega dhirirka badeena kuna ti...
05/03/2024

Waxaan arkay Madax iyo shacab fara badan oo marka ay ka hadlaayaan arimaha badda ka been sheega dhirirka badeena kuna timaama in ay tahay 3333 km oo aan ahayn cabirka saxda ah

Cabirka saxda ah waa sida ku cad warbixintaan hoose

News and Press Release in English on Somalia about Safety and Security; published on 21 Nov 2008 by Int'l Maritime Organization

Sanadguura wanaagasan 1443 sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo
08/08/2021

Sanadguura wanaagasan 1443 sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo

08/08/2021

Ruuxa Soomaaliga ah meesha ui doono hajoogo wadankoo doono hamatalo dhiigiisa waa dhiig Soomaaliyeed πŸ˜˜πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ˜˜πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

07/08/2021

Hormar wacan Degmadeyda Cabdicasiis

12/05/2021
Muuqaalka caasimada iyo maqribkii
02/10/2020

Muuqaalka caasimada iyo maqribkii

27/09/2020

Furaha farxada
09/05/2017

Furaha farxada

"ul qalloocani hoos toosan ma yeelato"
25/12/2016

"ul qalloocani hoos toosan ma yeelato"

Address

Muqdisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Ahmed Gacal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ali Ahmed Gacal:

Share