27/07/2022
OGaysiis OGaysiis
Maamulka dugsiga hoose/ dhexe/ sare
Ee iqra primary and secondary school
Waxa uu ku wargalinayaa bahda jecel
Waxbarashada in sannad dugsiyeedka cusub
Ee 2022---- 2023 uu furmidoono 1da bisha 8 aad islamarkaana uu qaadanaayo arday cusub
Heerka 1aad ilaa 8 aad iyo 9 aad
Haddaba ardayda danaynaysa inay ku soo biiraan waxa uu ku wargalinayaa in isqoristu
Socoto sitoos ahna ay ubilaaban doonto
Maalinta sabtida ah
Haddaba maamulka iskuulka hoose/ dhexe & sare ee iqra primary and secondary school
Waxa uu ku wargalinayaa waalidiinta ubadkooda lajecel waxbarasha in iskuulka iqro
Qaadanaayo sannad dugsiyeedkan 2022---- 2023 60 arday oo lacag la'aan ah oo dugsiga hoose/ dhexe ah ku waas oo si lacag la'aan ah wax lagu baridoono labada galinba
Ka faa'idayso deeqda waxbarasho ee lacag la'aanta ah
Is qoristuna way socotaa
Horay ugaar intaan lagaa buuxin
Iskuulku waxa uu shaqaynayaa labada galin
Xafiisya iskuulku way furanyihiin
Wayna shaqaynayaan