Ministry of Youth and Sports - Somalia

Ministry of Youth and Sports - Somalia Ministry of Youth and Spots

The Ministry of Youth and Sports mandate is derived from the FGS National Youth Policy and states that it is - based on the principle of cooperation and collaboration of all stakeholders in youth development which includes – government, ministries, civil society, the private sector and young, people – to collaborate and work together to ensure the best result in the development of young men and wo

men

The Ministry provides its core functions as follows:
• Empowering and encouraging the support of youth and Sports development programs
• Strengthening and promoting the development of Youth and sports activities

It is noted that there is alignment between the MOY functions and strategic objectives.
• To formulate, implement and monitor compliance to policies youth policy and legal framework towards creation of an enabling environment for youth
• To promote youth leadership and participation in enterprise development and empowerment
• To identify, develop and nurture youth skills and talent
• To alleviate youth from poor health, crime, security, drugs and substance abuse
• To promote the development, adaptation and use of ICT as an enabling tool
• towards social development and behavior change management
• To promote Somali youth social development through participation in global cultural awareness, integration and diversity
• To coordinate, monitor, evaluate and report on varying youth program

Wasiirka Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JFS iyo Masuuliyiin kale ayaa Xalay kaqayb galay Munaasabadda lagu Xusayay...
13/08/2022

Wasiirka Wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha JFS iyo Masuuliyiin kale ayaa Xalay kaqayb galay Munaasabadda lagu Xusayay Maalinta dhalinyarada Aduunka, taasoo lagu qabtay Magalada Mogdishu.

Wefdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Spirtska JFS Deeq Suleyman Yuusuf ayaa ka qayb-gala...
25/05/2022

Wefdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Spirtska JFS Deeq Suleyman Yuusuf ayaa ka qayb-galay Shir heer Caalami ah oo socday muddo laba maalmood ah (23-24/05/2022) oo lagaga hadlayay Barashada Xirfadda, Is-dhexgalka Bulshada iyo sidii loogu gudbi lahaa Shaqo hufan.

Intii kulanka uu socday ayaa Agaasime Deeq waxa uu ku soo bandhigay Siyaasadda cusub ee Dhallinyarada Qaranka iyo Qorshe Hawleedka kaas oo lagu hagi doono Maal-gashiga Soomaaliya ee Dhallinyarada afarta sano ee soo socota (2022-2026).

Madasha wadamadaan ayaa waxay Dowladda Soomaaliya uballan-qaadday siddeed qodob oo istiraatijiyadeed oo muhiim ah kuwaas oo waafaqsan NDP 9 iyo Siyaasadda Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

The Director General of the Federal Ministry of Youth and Sports Deek Suleyman Yusuf attended the World Government Summi...
28/03/2022

The Director General of the Federal Ministry of Youth and Sports Deek Suleyman Yusuf attended the World Government Summit which officially opened today, March 28, 2022 in Dubai, and will last for three days.
During the meeting, Director General Deeq met with UAE Minister of Youth Shamma Bint Suhail Al Mazrui and Director General of the Emirate Youth Agency Saeed Mohamed Al Nazari.

He also met with Egyptian Youth Minister Prof Ashraf Sobhy, Djibouti Youth Minister Dr. Hibo Moumin, Deputy Minister of Youth of Saudi Arabia and finally Deputy Minister of Youth of Mauritania.

All the leaders met with the Director General and discussed ways to work together for the development of Arab youth.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga ee Dowladda Federaalka Deeq Suleyman Yusuf ayaa ka qaybgalay ...
28/03/2022

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga ee Dowladda Federaalka Deeq Suleyman Yusuf ayaa ka qaybgalay Kulanka Dowladaha Addunka (World Government Summit) oo si rasmi ah maanta, 28ka Maarso, 2022 uga furmay Dubai, wuxuuna socon doonaa muddo seddex maalmood ah.
Intuu shirku socday, Agaasime Guud Deeq wuxuu kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyaradda ee dalka isu taga Emaraatka Shamma Bint Suhail Al Mazrui iyo Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Dhalinyaradda emaraatka Saeed Mohamed Al Nazari.

Wuxuu kaloo la kulmay Wasiirka Dhalinyaradda Masar Prof Ashraf Sobhy, Wasiirka Dhalinyaradda Djibouti Dr. Hibo Moumin, Wasiir ku Xigeenka Dhalinyaradda Saudi Arabia iyo ugu dambayntiina Wasiir ku Xigeenka Dhalinyaradda Dalka Mauritania.

Dhamaan madaxdaasi uu Agaasimaha Guud la kulmay waxay ka wada hadleen sidii layskaga kaashan lahaa horumarinta Dhalinyaradda Carbeed.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Sports JFS Xil, Xamza Saciid Xamza ayaa Hamablyo iyo Bogaadin Udiray Ali Hassan Ido...
25/03/2022

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Sports JFS Xil, Xamza Saciid Xamza ayaa Hamablyo iyo Bogaadin Udiray Ali Hassan Idoow oo kaalinta 2aad ka galay Orodka 800m oo ahaa Orod Caalami ah 1AAF waana bilad Silver ah.

Tartanka Horyaalka Kubadda Koleyga ee wadamada Carabta ee kasocda Dalka Emaraatka,  ayaa maanta Guul wayn ka gaartay Xul...
13/02/2022

Tartanka Horyaalka Kubadda Koleyga ee wadamada Carabta ee kasocda Dalka Emaraatka, ayaa maanta Guul wayn ka gaartay Xulkeena Dalka Soomaaliya.

Hambalyo Hambalyo

Maanta waxaa bilaabanaaya tartanka hoyaalka kubadda koleyga ee wadamadda Carabta. Somalia iyo Algeria ayaa caawo 8 da Du...
08/02/2022

Maanta waxaa bilaabanaaya tartanka hoyaalka kubadda koleyga ee wadamadda Carabta. Somalia iyo Algeria ayaa caawo 8 da Dubai time isku aadan, habeen dambe 6da magribnimo Somalia iyo Lebanon ayaa isku aadan, waxaana lagu ciyaarayaa AlNasr Club, OUD METHA ROAD, DUBAI. Gelistu waa free.... reer UAE kasoo qaybgal wacan.

Somali Team guul baan urajynayaa.

Address

Afgoye Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ministry of Youth and Sports - Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ministry of Youth and Sports - Somalia:

Share