10/06/2026
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐: ๐๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐
๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ
Shirkadda ๐๐๐๐๐ waxay fursad shaqo oo buuxda (Full-time) u haysaa ๐๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐
๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ (๐๐ก๐๐๐ข๐ข๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ค๐ก๐๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฉ๐๐๐/๐๐ฅ๐ฐ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐) kaasoo ka shaqayn doona gudaha Muqdisho.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ก:
- Khibradda: 3โ5 sano oo khibrad ah dhanka farsamaynta alaabta guriga (furniture manufacturing), rukunka iyo qurxinta alwaaxda (finish carpentry), ama qurxinta gudaha (interior fit-outs). (Khibrad h**e oo dalka gudihiisa ah waa la doorbidayaa).
- Aqoonta: Shahaado Farsamo (Technical Certificate ama Diploma) dhanka Sumpada, nijaarnimada, ama farsamada alwaaxda (Carpentry/Woodworking).
- Farsamada & Qalabka: Kartida akhrinta naqshadaha (blueprints) iyo ku shaqaynta mashiinnada alwaaxda ee warshadaha (sida Table saws, Routers, iyo CNC).
- Awoodda Jirka & Luuqadda: Kartida qaadista culays ilaa 25 kg ah, ka shaqaynta meelaha dhaadheer, iyo ku hadalka luuqadda Soomaaliga (English-ka ama Carabigana waa faa'iido dheeraad ah).
- Waajibaadka Core-ka ah: Sameynta, dhameystirka, iyo rakibidda saxda ah ee alaabta guriga iyo kishinka (cabinetry) ee loogu talagalay dhismayaasha ganacsiga ama deegaanka.
Apply Here: https://zurl.to/54Xo?source=CareerSite
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐จ๐๐ฌ๐ข๐ ๐:
June 20, 2026
๐๐ข๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐จ๐๐ฌ๐๐๐จ:
Haddii aad leedahay xirfaddan iyo khibraddan, fadlan CV-gaaga ku soo dir ciwaanka emaylka:
๐ง [email protected]