Horyaal University

Horyaal University Horyaal University is non profit, a private educational institution providing innovative undergraduat Shinier Opportunities

18/08/2020

Ogaysiis! Ogaysiis! Ogaysiis!

Waxaa Maamulka sare ee Jaamacadda Horyaal, ogaysiinayaa dhammaan Ardayda jecel waxbarashada caafimaadka in la bilaabi doonno Dibloomooyin Caafimaad oo socon doonna hal sano.

Dibloomooyinka Jaamacadda ay bixineyso waxaa ka mid ah:

Diploma of Basic Medical Laboratory.
Diploma of Basic Nurse Skills.
Diploma of Midwifery.
Diploma of Nutrition.
Diploma of Pharmacology.
Diploma of Clinical Skills

FG: Full Time iyo Part Time-ba waa heli kartaa.

Waxii faah-faahin ah kala xiriir:
+252(0)612888806,
+252(0)615113330.
Info: [email protected]

11/08/2019

Ciid wanaagsan;

Jaamacadda Horyaal waxa ay maalintan farxadda badan ee Ciidul Adxa la wadaageysaa dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.

"كل عام وانتم بخير"

Waxaa beri oo ay taariikhdu tahay 23-ka July, 2019 buuggooda difaacan doonnaan kulliyadaha kala ah Economic and Manageme...
22/07/2019

Waxaa beri oo ay taariikhdu tahay 23-ka July, 2019 buuggooda difaacan doonnaan kulliyadaha kala ah Economic and Management Science department of Public Adminstration iyo Faculty of Agriculture and Veterinary department of Agticulture.

We wish you the best.

20/07/2019

Ogaysiis:

Waxaa dhammaan ardayda difaacaneysa buugga la ogaysiinaya in buugga la difaacan doonno maalinta Talaadada oo ay taariikhdu ku beegantahay 23-ka July 2019.

Guul baan idin rajeynena inshaa allaah.

15/07/2019
15/07/2019

Guul Wacan.

02/07/2019

OGAYSIIS! OGAYSIIS! OGAYSIIS!

Waxaa dhammaan ardayda danaynaysa barashada luuqadda Ingiriiska la ogeysiinayaa in Jaamacadda Horyaal laga bilaabayo koorsooyin cusub oo ingiriis ah kuwaas oo isugu jira bilaw, dhexdhexaad iyo dhammaystirba, ayna dhigayaan macallimiin Ajinabi iyo Soomaali.

Buugaagta la dhigaayo waxay kala yihiin;
Interchange, High Grammar kuwa Advancedka ahna waa Developing and Fluency.

Waxaa kaloo ardaydii horey isu diiwaan gelisay lagu wargelinayaa in daruusta la bilaabi doonno maallinta sabtida bishuna ku beegan tahay 06/07/2019.

Hadaba ciddii kaloo danaynaysa inay kuso biirto waxay is qorista si toos uga socotaa xafiiska jaamacadda

Wixii faahfaahin ah; kala xiriir

☎📞 +252(0)615560206 /0617165000

facebook: .

Waxaa maanta Hall-ka Jaamacadda Horyaal lagu qabtay Seminar ku saabsanaa sida loo doorto kulliyadaha Jaamacadda. Waxaana...
23/06/2019

Waxaa maanta Hall-ka Jaamacadda Horyaal lagu qabtay Seminar ku saabsanaa sida loo doorto kulliyadaha Jaamacadda.

Waxaana seminaarkaas loo qabtay ardayda dugsiga sare ee Al-imra, waxaana qayb ka ahaa sida loo noqdo hal-abuure hibo sare u leh aqoonta uu darsaayo markaas.

Waxaa sidoo kale ardayda la hadlayey bareyaal sar-sare iyo dhiimanka kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda;
-Mr UK
-Mr Taliyow
-Mr Kassim iyo
-Eng Yasir.




.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir;

☎📞 Tell +252(6)15560206.

FB: .

Hambalyo Computer Science semester 2.
06/06/2019

Hambalyo Computer Science semester 2.

(Muqdisho) 05 Juunyo 2019. Waxaa magaalada musqisho lagu soo gabagabeeyay Tartanka Kubadda cagta kulliyadaha Jaamacadda Horyaal. Waa tartan loogu tala galay in sare loogu qaado is dhexgalka dhallin…

Waxaa si toos oo qurux badan usoo dhammaaday Tartanka Kubadda Cagta Kulliyadaha Jaamacadda Horyaal ee Bisha Ramadaan. Wa...
04/06/2019

Waxaa si toos oo qurux badan usoo dhammaaday Tartanka Kubadda Cagta Kulliyadaha Jaamacadda Horyaal ee Bisha Ramadaan.

Waxaa k**a dambeys isugu haray kulliyadaha Beeraha iyo IT oo soo bandhigay cayaar qurux badan.

Agriculture oo ka mid ahayd kulliyadaha ugu cad cadaa ee loo saadaalinyay Inay ku guuleystaan tartanka ayaa banaanka soo istaagtay ka dib markii 3 iyo 2 looga adkaaday, waxaana sidaa koobka ku qaadday kulliyadda IT semester 2.

Hambalyo IT semester 2, guuleystayaasha Tartanka kubadda cagta kulliyadaha Jaamacadda Horyaal 2019/2018.




.

Waxaa beri oo ay taariikhu tahay 3-da Juun, la cayaari doonnaa cayaarta k**a dambeysta ah ee tartanka kulliyadaha ardayd...
02/06/2019

Waxaa beri oo ay taariikhu tahay 3-da Juun, la cayaari doonnaa cayaarta k**a dambeysta ah ee tartanka kulliyadaha ardayda Jaamacadda Horyaal, oo isugu soo hartay kulliyadaha AgriS8 vs CSS2.

Address

Taleh
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

+252615872884

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Horyaal University:

Share