Ururka dhalinyarada degmada shingaani

Ururka dhalinyarada degmada shingaani Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka dhalinyarada degmada shingaani, Government Organization, Mogadishu.

Asc dhaman umaada islaamka  ah  gaar ahaan umada somaliyeeda waxan ugu Hambaliyeyneynaa dhalashada bisha barakeysan Ee r...
23/04/2020

Asc dhaman umaada islaamka ah gaar ahaan umada somaliyeeda waxan ugu Hambaliyeyneynaa dhalashada bisha barakeysan Ee ramadaan waxan leenahay

RAMADAAN Mubaarak ❤❤❤❤رمضان مبارك

Waxaa farxad weyn inoo eheyd in aan manta xurunta dhalinyarada gobalka banaadir oo uu ka bilaabanayo barnaamij is xilqaa...
14/09/2019

Waxaa farxad weyn inoo eheyd in aan manta xurunta dhalinyarada gobalka banaadir oo uu ka bilaabanayo barnaamij is xilqaan ah oo ay dhalinyarada gobalka banadir darbi ugu wareejinayan xarunta aan ka qeyb qadanay anagoo gudoomiyaha dhalinyarada gobalka banaadir mudane c/kaafi maxamuud makaraan ku wareejinay 125 Bulukeeti iyo 5 kiish oo shamiindo ah
Dhalinyarada degmada shingaani waxan uga mahadcelinayaa sida iskugu xilqaameen
Guul iyo gobanimo
Dal walba dadkiisa ayaa dhista

Kulanka 7aad laha ee Golaha dhalinyarada  degmooyinka  gobolka Banaadir. Waxaan maanta xarunta dhalinyarada ee gobolka B...
06/09/2019

Kulanka 7aad laha ee Golaha dhalinyarada degmooyinka gobolka Banaadir.

Waxaan maanta xarunta dhalinyarada ee gobolka Benadir oo ku taala degmada shangani ( ) kulan ku yeelanay gudoomiyaasha dhalinyarada degmooyinka gobolka banaadir, waxaan ka wada hadalnay:-

xoojinta xiriirka iskaashi ee udhaxeeya dhalinyarada gobolka Benadir, kaalinta dhalinyarada ee difaaca badda, ololaha dib loogu dhisayo dalka iyo ka shaqeynta nabada iyo hormarka iyo isku xirka dhamaan dhinyarada aqoonyahanada.

Waxaan soo kormeernay dhamaan agabka yaala xafiisyada xarunta dhalinyarada gobolka Benadir ee degmada shangani ( Mogadishu one stop Youth center)



Guul iyo Gobonimo

إنا لله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭Allah u Naxriisto Gud.Deg.SHINGAANI  Shahra-Zad Sheikh Mohamed Amin Geerida wey kala xa...
25/07/2019

إنا لله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭
Allah u Naxriisto Gud.Deg.SHINGAANI Shahra-Zad Sheikh Mohamed Amin Geerida wey kala xanuun badan
Qabrigeedane alle ha u wasiciyo

Hambaliyo dhaman umada somaliyeed meel walba ay ka joogtaan dunida dacaladeeda
30/06/2019

Hambaliyo dhaman umada somaliyeed meel walba ay ka joogtaan dunida dacaladeeda

Waxaan u mahadcelinayaa dhalinyarda mutadawiciinta ahaa oo gacanta weyn ka geystay gurmadkii is garab taagii Ay usameyee...
20/05/2018

Waxaan u mahadcelinayaa dhalinyarda mutadawiciinta ahaa oo gacanta weyn ka geystay gurmadkii is garab taagii
Ay usameyeen qoys reer shingaani ah
Oo uu sameeyay roobkii xalay
Alxamdullilah wax qasaaro nafeed ah
Ma geysan marka laga reebo bur bur baaxad leh oo soo gaaray guriga
Ajar iyo xasanaad Allah haka siiyo
Intii gurmadkas ka qeyb qaadatay

Manta waa maalin weyn waana   Aas aaskii  ,Waxaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed ugu baqayaa iney isku duubni sameeyaan aay ...
15/05/2018

Manta waa maalin weyn waana Aas aaskii ,

Waxaan Dhalinyaradda Soomaaliyeed ugu baqayaa iney isku duubni sameeyaan aay ka sheqeeyaan dalkaan hormarkiisa iyo naabad galyadiisa aay ka shaqeeyeen aayna lahadan aragti fog. Daalkaan diib uu soo ceeliin karta sumcadii uu dalkeena hooyo lahaa
Dhalinyaaro waxaan idiin leyahay daal iyo diibadba hambalyo hambalyo hambalyo

Guul guul guul Soomaaliyeed

Waxan maanta dib ubilownay ololihii bilc soo celinta caasimada Ee aan ka wadnay laamiga dheer Ee degmada shingaani Howsh...
28/01/2018

Waxan maanta dib ubilownay ololihii bilc soo celinta caasimada Ee aan ka wadnay laamiga dheer Ee degmada shingaani
Howshan oo ay wadaan ururka dhalinyarada degmada ayaa waxaa maanta nakala soo qeyb galay Gudoomiye Ku xigeenka Arimaha bulshada Ee gobalka banaadir MARWO BASMO CAAMIR AXMeD iyo gudoomiye Ku xigeenkaga degmada shingaani Ahna sii hàayaha xilka gudoomiyaha degmada MUDANE MAHAD AXMED DAAHIR
Waxayna ururka dhalinyarada deg shingaani Ku amaaneyn sida ay isku xilqaameen

Waxay Noo aheyd maalinti 4aad Barnaajimki aan ugu magac darnay (ISKAA WAX UQABSO ) Ee dib uso celinta bilicda caasimada ...
17/01/2018

Waxay Noo aheyd maalinti 4aad
Barnaajimki aan ugu magac darnay (ISKAA WAX UQABSO ) Ee dib uso celinta bilicda caasimada Ee aan Ka wadnay wadada KM 0 ilaa DAL JIRKA DAHSOON
Waxan umahadcelineynaa intii nagu garab siiyay hirgelinta banaamijkan
Oo ay ugu horeyso gudoomiyaheyna
Marwo BASMO CAAMIR JAKEETI
Iyo dhamaan maamulka degmada
Sido kale waxan aad ugu mahadcelineynaa
Gudoomiye AXMED XASAN YALAXOW
Oo maanta Nagu Soo Booqday Goobtii aan ka shaqeynwynay dhiiri gelin wngsana noo saneeyay

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka dhalinyarada degmada shingaani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share