Central Bank of Somalia

Central Bank of Somalia Kani waa bogga rasmiga ah ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. The Central Bank of Somalia was established in 1960 as the countryโ€™s financial regulatory institution.

After years of insecurity, fragility, and economic decline due to the collapse of the state in 1991, The Central Bank was revived and strengthened with the CBS Act of 2012. The Act laid a new foundation to regulate and boost the countryโ€™s finance sector and facilitate economic growth.

Kaddib dib-u-eegistii iyo meel marintii ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ee bishii ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ iyo ansixintii ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š...
27/11/2025

Kaddib dib-u-eegistii iyo meel marintii ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ee bishii ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ iyo ansixintii ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐๐ƒ๐ก๐’ ee Xeer nidaamiyaha shati-siinta Bankiga dhexe ee Soomaaliya waxa uu shati-siiyay 7 hayโ€™adood oo bixiya maalgelimaha yar-yar.

Waxaan ku wargelinayaa shirkadaha Bixiya Maalgelimaha Yar-yar ee dalka ka howlgala, ee aan weli soo dalban shati, inay degdeg usoo gudbiyaan codsiyada shatiga ugu dambayn ๐Ÿ”-๐๐š ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ž๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.


-siin
-yar

๏ฟผ ๐–๐š๐ซ-๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shati-siiyay 7 hayโ€™adood oo bixiya maalgelimaha yar-yar ee aan dhigaal...
12/11/2025

๏ฟผ ๐–๐š๐ซ-๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shati-siiyay 7 hayโ€™adood oo bixiya maalgelimaha yar-yar ee aan dhigaalka qaban, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo nidaamka maaliyadda dalka.

Goโ€™aanka shat-isiinta shirkadahaan ayaa yimid kadib dib-u-eegistii lagu sameeyay Sharciga Hayโ€™adaha Maaliyaddda(Financial Institutions Law) ee May 2025, isla-markaana lameel-mariyey Xeernidaamiyaha Shati-siinta Hayโ€™adaha Bixiiya Amaahda Yar-yar ee aan Dhigaalaka Qaadan (Licensing Regulation for Non-Deposit-Taking MFIs).

๐…๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก:

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (BDhS) wuxuu ku wargelinayaa shirkadaha Bixiya Maalgelimaha Yar-yar ee dalka ka howlgala, ee aan weli soo dalban shati, inay degdeg usoo gudbiyaan codsiyada shatiga ugu dambayn ๐Ÿ”-๐๐š ๐ƒ๐ข๐ฌ๐ž๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Si aad u akhrisato War-saxaafadeedka oo dhammeystiran fadlan guji link-ga hoose:

https://shorturl.at/LVWfA




25/10/2025

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐’๐š๐ง๐จ ๐ž๐ž ๐‹๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ

Horumarka uu Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ka sameeyey dib-u-dhiska hannaanka maaliyadda ee dalka waxaa ka mid ah: Horumarinta kaabayaasha lacag-bixinta, kormeerka bangiyada iyo shirkadaha lacagta ka shaqeeya, kahortagga iyo la dagaallanka lacag dhiqista (AML/CFT), ururinta xog tayo leh oo lagu jiheeyo habmaaliyadeedka dalka.

Halkan ka daawo muuqaal kooban (video clip), oo laga dheehan karo safarkii Bankiga Dhexe u galay si loo dhiso hannaan maaliyadeed oo sugan, la iskuna hallayn karo.

Intii lagu jiray Shirarka Sannadlaha ah ee Hayโ€™adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka ee 2025, Guddoomiyaha Ba...
16/10/2025

Intii lagu jiray Shirarka Sannadlaha ah ee Hayโ€™adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka ee 2025, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudans, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ka qaybgalay dood-wadaag diiradda lagu saaray xasiloonida maaliyadeed.

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ข๐Ÿ๐ญ๐ข๐ข๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐ก๐š๐›๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐› ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐, ๐จ๐จ ๐š๐๐ค๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐ž๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐ช๐ฎ๐ฅ๐ช๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ ๐š๐ก๐š, ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐  ๐ฌ๐ฎ๐ ๐š๐ง, ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ค๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐.

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxaa ka goโ€™an ilaalinta xasiloonida maaliyadeed iyo kobcinta nidaam maaliyadeed oo xooggan loona dhan yahay.

Kaddib dib-u-eegistii iyo meel marintii ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ee bishii ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ iyo ansixintii ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š...
23/09/2025

Kaddib dib-u-eegistii iyo meel marintii ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ee bishii ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ iyo ansixintii ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐๐ƒ๐ก๐’ ee Xeer nidaamiyaha shati-siinta, waxaan billownay shati-siinta Hayโ€™adaha bixiya maalgelimaha yar-yar ee loo yaqaanno (๐๐จ๐ง-๐ƒ๐ž๐ฉ๐จ๐ฌ๐ข๐ญ ๐“๐š๐ค๐ข๐ง๐  ๐Œ๐ข๐œ๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ โ€“๐๐ƒ๐Œ๐…๐ˆ๐ฌ).


-siin
-yar

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿโ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, Banki...
18/09/2025

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿโ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxa uu si mug leh u soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay saddexdii sano ee lasoo dhaafay ee dhanka horumarinta kaabayaasha maaliyadda, ballaarinta adeegga Bankiga Dhexe ee heer dowlad goboleed, iskaashiyada hayโ€™adaha caalamiga ah ee BDhS, hirgelinta istiraatijid cusub ee ee Bankiga ee shanta sano ee soo socota 2025 โ€“ 2029, taas oo la filaayo in ay Bankiga ku hagi doonto guulo waaweyn oo wax ka tari doona xasilloonida dhaqaalaha dalka.

Bandhigu intuu socday Bankigu waxa uu soo bandhigay qaar ka mid ah waxsoosaarkiisa kala duwan sida;

๐Ÿ“ŒWarbixinada sanadlaha ah ee Bankiga 2024
๐Ÿ“ŒWaxqabadka Bankiga 2022 - 2025
๐Ÿ“ŒMajalada Bankiga 2022 - 2025
๐Ÿ“ŒIstiraatijiyadda Bankiga 2025 - 2029
๐Ÿ“ŒDaraasado iyo talooyin dhaqaale oo xaqiiqo ku saleysan (evidence-based)
๐Ÿ“ŒHannaanada lacag-wareejinta degdega ah ee la hirgelyey

Waxaa xusid mudan in ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ง๐จ๐ช๐๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฒ'๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐€๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐ฒ ๐‡๐จ๐ฐ๐ฅ ๐†๐ฎ๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐‹๐š๐ง๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‰๐š๐šโ€™๐ข๐ฌ๐š๐ kaddib qiimeytii lagu sameeyey waxqabadkiisa muddadii u dhexeysay 2022 - 2025.

Guulahaan iyo kuwa kale oo badan waxay ka tarjumayaan dadaalka uu Bankiga Dhexe ugu jiro in uu si dhammeystiran u guto waajibaadka loo igmaday.

Waxaan u mahadcelineynaa cid kasta oo gacan ka geysatay horumarka Bankigu sameeyey, gaar ahaan shaqalaha Bankiga Dhexe oo aysan laโ€™aantood suurta gasheen in la qabto waxqabad intaas laโ€™ eg.




๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, isagoo kaashanaya ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š (๐๐ˆ๐‘๐€), wuxuu hirgeliyey ni...
13/09/2025

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, isagoo kaashanaya ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š (๐๐ˆ๐‘๐€), wuxuu hirgeliyey nidaam cusub oo lagu xoojinayo hubinta aqoonsiga macaamiisha bangiyada dalka.

๐…๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐†๐š๐š๐ซ ๐š๐ก: Shuruudahan waxay marka h**e ka dhaqan gelayaan ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ laga ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐Ÿ-๐๐š ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, ka dibna waxaa loo gudbi doonaa guud ahaan dalka.




๏ฟผ ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐๐ƒ๐ก๐’) ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š (๐ˆ๐…๐‚) ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐Š๐š...
09/09/2025

๏ฟผ ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐๐ƒ๐ก๐’) ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š (๐ˆ๐…๐‚) ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐Š๐š๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ฆ๐š๐š๐ก๐๐š
๏ฟผ
๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐๐ƒ๐ก๐’), isaga oo kaashanaya ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š (๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ๐‚๐จ๐ซ๐ฉ๐จ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง โ€œ๐ˆ๐…๐‚โ€œ), waxa uu si rasmi ah u daah-furay ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐Š๐š๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ฆ๐š๐š๐ก๐๐š.

Mashruucan waxa uu suurta-gelinayaa hirgelinta laba hannaan oo asaasi u ah ๐ค๐š๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ee dalka, kuwaas oo kala ah: ๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐€๐ฆ๐š๐š๐ก๐๐š (๐‚๐ซ๐ž๐๐ข๐ญ ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ โ€“ ๐‚๐ˆ๐’) iyo ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐๐š๐ก๐š (๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ญ๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ โ€“ ๐‚๐‘). Labadan hannaan ayaa si weyn u horumarin doona hababka ๐ฆ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐š๐š๐ก๐๐š ee hayโ€™adaha maaliyadeed ee dalka, gaar ahaan bangiyada iyo hayโ€™adaha bixiya maalgelinta yaryar.

Sidoo kale, kaabayaashani waxa uu taageeri doonaan ๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ iyaga oo xoojinaya ๐ก๐š๐›๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐๐ƒ๐ก๐’.
BDhS ayaa hawl galin doona, isla markaana ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐š labada hannaan.

#๐๐ƒ๐ก๐’
#๐—๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐
#๐Œ๐š๐š๐ฒ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐‹๐จ๐จ๐ƒ๐ก๐š๐ง๐˜๐š๐ก๐š๐ฒ
#๐ˆ๐…๐‚
#๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐Œ๐ข๐ ๐€๐ก๐š๐š ๐‡๐š๐ฒ'๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐€๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐ฒ ๐‡๐จ๐ฐ๐ฅ ๐†๐ฎ๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐‹๐š๐ง๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‰๐š๐šโ€™๐ข๐ฌ๐š๐Munaasibad...
23/08/2025

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐จ๐จ ๐Š๐š ๐Œ๐ข๐ ๐€๐ก๐š๐š ๐‡๐š๐ฒ'๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐€๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐š๐ฒ ๐‡๐จ๐ฐ๐ฅ ๐†๐ฎ๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐‹๐š๐ง๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐‰๐š๐šโ€™๐ข๐ฌ๐š๐

Munaasibad maanta lagu qabtay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, ayaa ๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž lagu guddoosiiyey ๐‰๐š๐šโ€™๐ข๐ฌ๐š๐ uu ku mutaystay ๐ฐ๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฅ๐ข๐ฑ๐๐ข๐ข ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐ฒ (๐‰๐š๐ง๐š๐š๐ฒ๐จ - ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“).

Munaasibaddan oo ay goobjoob ka ahaayeen Madaxweynaha ๐‰๐…๐’, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ƒ๐ซ. ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐, ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐…๐’, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐๐š, waxaana lagu soo gebagebeeyey barnaamijka ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐ก๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š, oo muddo toddobaad ah socday. Xiritaankii munaasibadda waxaa haddallo dhiirrigelin ah ka jeediyey ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐…๐’, oo mas'uuliyiinta hay'adaha dowladda kula dardaarmay inay ๐๐ž๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐จ๐จ๐๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฅ๐š๐›๐š-๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐š๐ง.

#๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š-๐ฑ๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“
#๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž
#๐‡๐จ๐ฐ๐ฅ๐†๐ฎ๐๐š๐ฌ๐ก๐จ
#๐’๐ก๐š๐ช๐จ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ 

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š waxa uu dhawaan daabacay ๐ฆ๐š๐ฃ๐š๐ฅ๐š๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข ๐Ÿ” ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ (๐๐ž๐ฐ๐ฌ๐ฅ๐ž๐ญ๐ญ๐ž๐ซ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“), macluum...
06/08/2025

๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š waxa uu dhawaan daabacay ๐ฆ๐š๐ฃ๐š๐ฅ๐š๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข ๐Ÿ” ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ (๐๐ž๐ฐ๐ฌ๐ฅ๐ž๐ญ๐ญ๐ž๐ซ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“), macluumaadka aad ka heli karto waxaa ka mid ah: ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ง๐ค-๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ—, ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐ƒ๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š (๐€๐Ÿ๐ซ๐ž๐ฑ๐ข๐ฆ๐›๐š๐ง๐ค), iyo xogo kale oo muhiim ah.

Si aad u akhriso majaladda oo dhammeystiran fadlan guji lifaaqan hoose:

https://centralbank.gov.so/wp-content/uploads/2025/08/CBS-Newsletter_Mid-Year-2025.pdf

#๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž
#๐๐ž๐ฐ๐ฌ๐ฅ๐ž๐ญ๐ญ๐ž๐ซ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Address

55 Corso
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252615309060

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Central Bank of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Central Bank of Somalia:

Share