Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu

Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu Xarumaheena dhaqanka ee Machadka Yunus Emre Enstitüsü, Wax badan kaga ogoow Dalka turkiga.

Waxaan halkaan u joognaa Bixinta koorsoyinka luqada turkiga, munaasabadaha farshaxan iyo waxqabadyo dhaqameed.

🇸🇴 Diyaar ma u tihiin inaad horumarisan luqaddiina  Turkiga oo aad ogaatan dhaqanka Turkiga sanadka 2026?Na​la socda! 😉🇹...
02/04/2026

🇸🇴 Diyaar ma u tihiin inaad horumarisan luqaddiina Turkiga oo aad ogaatan dhaqanka Turkiga sanadka 2026?

Na​la socda! 😉

🇹🇷 2026’da Türkçenizi geliştirmeye ve Türk kültürünü keşfetmeye hazır mısınız?

Takipte kalın! 😉

🇹🇷 111 yıl önce Çanakkale’de yazılan destan, bugün hâlâ aynı ruhla kalplerimizde yaşıyor. 🇹🇷“İmkânsız” denileni mümkün k...
18/03/2026

🇹🇷 111 yıl önce Çanakkale’de yazılan destan, bugün hâlâ aynı ruhla kalplerimizde yaşıyor. 🇹🇷

“İmkânsız” denileni mümkün kılan bu büyük zafer; cesaretin, fedakârlığın ve vatan sevgisinin en güçlü simgelerinden biri oldu.

Bu anlamlı günde, başta Gazi Mustafa Kemal Atatürk ve silah arkadaşları olmak üzere, tüm kahramanlarımızı saygı ve minnetle anıyoruz.

🇸🇴 11 sano ka hor halyeeyadii Çanakkale lagu qoray isla ruuxdii waxay ilaa maanta ku nool yihiin qalbiyadeena
Guushan weyn ee la moodayay mid aan suurto gal ahayn balse la xaqiijiyay, waxay astaan u noqotay geesinimo, naf hurnimo iyo jacayl qaran oo heer sare ah.
Munaasabaddan qiimaha leh awgeed, waxaan si qoto dheer u xusuusaneynaa oo aan u maamuusaynaa dhammaan halyeeyadeena, gaar ahaan Gazi Mustafa Kemal Atatürk iyo saaxiibadiisii qalabka sida , anagoo muujinayna xushmad iyo mahadnaq aan lasoo koobi karin.

🇹🇷 Bir milletin sesi: İstiklal Marşı. İstiklal Marşı, Türk milletinin bağımsızlık mücadelesinin ve ortak hafızasının en ...
12/03/2026

🇹🇷 Bir milletin sesi: İstiklal Marşı.

İstiklal Marşı, Türk milletinin bağımsızlık mücadelesinin ve ortak hafızasının en güçlü sembollerinden biridir.

12 Mart 1921’de kabul edilen bu eşsiz eserin şairi Mehmet Âkif Ersoy’u saygı ve rahmetle anıyoruz.

🇸🇴 Codka Milladda: Heesta Calanka (İstiklal Marşı) 🇹🇷

​Heesta Calanka (İstiklal Marşı) waa mid ka mid ah calaamadaha ugu xooggan ee halgankii madax-bannaanida iyo xusuusta guud ee qaranka Turkiga.

​Waxaan si xushmad iyo naxariis leh u xusuusanaynaa gabayaagii tiriyay silsiladdan aan la midka ahayn ee la aqbalay 12-dii Maarso 1921-dii, Mehmet Âkif Ersoy.



🇸🇴 Ururka ALTE ayaa Imtixanka Tijaabi heerka luqadada (TYS) ee afka turkiga u ansixiyay midka kaliya ee u caalamisan luq...
10/12/2025

🇸🇴 Ururka ALTE ayaa Imtixanka Tijaabi heerka luqadada (TYS) ee afka turkiga u ansixiyay midka kaliya ee u caalamisan luqadda Turkiga, Waxaa Bilaawday Codsiyada imtixaanka TYS.

Taariikhda Imtixaanka: 1 February 2026
Taariikhaha Codsiga: 8 December 2025-3 January 2026

Codsiga: sinav.yee.org.tr
Macluumaad faahfaahsan: tys.yee.org.tr

🇹🇷 Türkçenin ALTE onayını alan uluslararası geçerliğe sahip ilk dil sınavı (TYS) başvuruları başladı!

Sınav Tarihi: 1 Şubat 2026
Başvuru Tarihi: 8 Aralık 2025-3 Ocak 2026
Başvuru İçin: sinav.yee.org.tr
Ayrıntılı Bilgi İçin: tys.yee.org.tr

🇹🇷 Geleceği ilmek ilmek işleyen tüm öğretmenlerin 24 Kasım Öğretmenler Günü kutlu olsun!🇸🇴 Dhammaan macallimiinta mustaq...
24/11/2025

🇹🇷 Geleceği ilmek ilmek işleyen tüm öğretmenlerin 24 Kasım Öğretmenler Günü kutlu olsun!

🇸🇴 Dhammaan macallimiinta mustaqbalka taako taako u tolasha- Maalinta Macallimiinta ee 24-Ta November ha idiin noqoto mid farxad leh!


🇹🇷 Cumhuriyetimizin kurucusu Gazi Mustafa Kemal Atatürk’ü, ebediyete intikalinin 87. yıl dönümünde saygı, minnet ve özle...
10/11/2025

🇹🇷 Cumhuriyetimizin kurucusu Gazi Mustafa Kemal Atatürk’ü, ebediyete intikalinin 87. yıl dönümünde saygı, minnet ve özlemle anıyoruz.



🇸🇴 Waxaanu si xushmad iyo qadarin ku dheehan tahay u xusaynaa aasaasihii Jamhuuriyadeenna, Gazi Mustafa Kemal Atatürk, sannad-guuradii 87-aad ee ka soo wareegtay geeridiisa.

🇹🇷 Cumhuriyetimizin 102. yıl dönümüne erişmenin gururunu ve heyecanını hep birlikte yaşıyoruz!Yunus Emre Enstitüsü olara...
29/10/2025

🇹🇷 Cumhuriyetimizin 102. yıl dönümüne erişmenin gururunu ve heyecanını hep birlikte yaşıyoruz!

Yunus Emre Enstitüsü olarak, milletimizin köklü değerlerini ve zengin kültürel mirasını dünyayla buluşturma görevimizi, Cumhuriyetimizin bize kazandırdığı ilke ve vizyonla kararlılıkla sürdürüyoruz.

29 Ekim Cumhuriyet Bayramımız kutlu olsun!

🇸🇴 Waxaan u dabbaaldegaynaa sannad-guurada 102-aad ee Jamhuuriyaddena si sharaf iyo xamaasad ee ku dheehan tahay!
Haddaanu nahay Machadka Yunus Emre, waxaanu sii wadidoonna Hadafkeenu inaanu calamka u soo bandhigno qiyamka guud iyo hidaha dhaqanka ee bulshadenna iyadoo aan kaashanayno guulaha Jamhuuriyaddena.

Hambalyo Maalinta Jamhuuriyadda 29 Oktoobar!🇹🇷

🇹🇷 Bugün sınıflarımızda Dünya Kahve Günü’nü Türk kahvesi içerek kutladık. ☕️🇸🇴 Fasalladeenu manta waxeynu u dabaaldegayn...
01/10/2025

🇹🇷 Bugün sınıflarımızda Dünya Kahve Günü’nü Türk kahvesi içerek kutladık. ☕️

🇸🇴 Fasalladeenu manta waxeynu u dabaaldegayn Maalinta Caalamiga ah ee Kafeega Anagoo cabnay bunka Turkiga. ☕️



🇸🇴 Kafeygu waa cabbid caalami ah, dhadhankiisu Waa mid isku mid ah, sheekadiisuna xad ma leh!” ☕️Maanta waa Maalinta Caa...
01/10/2025

🇸🇴 Kafeygu waa cabbid caalami ah, dhadhankiisu Waa mid isku mid ah, sheekadiisuna xad ma leh!” ☕️

Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Kafeyga! Kaalaya, Aan si wadajir ah ugu dabaaldegno diirranida uu kafeygu bulshada isugu keeno.

Kafeyga aad ugu jeceshahay adigu, Waa noocee?

🇹🇷 Kahvenin dili evrensel, tadı benzer, sohbeti sınırsız! ☕️

Bugün Dünya Kahve Günü! Gelin, kahvenin insanları bir araya getiren sıcaklığını birlikte kutlayalım. 🌍

Sizin en sevdiğiniz kahve hangisi?👇

01/10/2025
01/10/2025
Machadka Yunus Emre Qebtisa Mogadishu, ayaa ka bilaabmaya Koorsoyinka luqada turkiga! 📢✍🏻 Codsiyada ayaa bilaabmay, Koor...
11/09/2025

Machadka Yunus Emre Qebtisa Mogadishu, ayaa ka bilaabmaya Koorsoyinka luqada turkiga! 📢

✍🏻 Codsiyada ayaa bilaabmay, Koorsooyinkena soo ee aan ku furi heerka bilowga A1.

🗓️ Muddada diiwangelinta: 26.08.2025- 18.09.2025

📆 Tarikhda bilowga fasalada: 20.09.2025

ℹ️ Macluumad fahfahsan iyo is-diwangalin Waxaad wici karta:
📱0613 088 665

(Marka laga reebo Jimcaha - Sabtida, inta u dhaxaysa 09.00-17.00)

Address

Xaruntii Hore Ee Machadka Farsamada (KM4 Maarif Campus), KM-4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613088665

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu:

Share