Mudalib Murtiile

Mudalib Murtiile Hadal Waa Murti Amase Waa midaan haboonayn.

||Murtiile madaale||

Hadal Dhab Noqon Raba Dhawaan
11/05/2026

Hadal Dhab Noqon Raba Dhawaan

03/05/2026

Waxaan bilownay caafimaad lacag la’aan ah markaan baxay baana lacag laga dhigay.Madaxweyne Farmaajo.

02/05/2026

Soomaali heshiisa la ah aduunka dhan ma jidho.

Xaqiiqo aan qarsoomayn.
01/05/2026

Xaqiiqo aan qarsoomayn.

Madaxweynihii 9aad ee Farmaajo oo caawa la kullmay dhaqanka soomaaliyeed qaar kamida ah ayaa yri Farxad ayey ii tahay in...
01/05/2026

Madaxweynihii 9aad ee Farmaajo oo caawa la kullmay dhaqanka soomaaliyeed qaar kamida ah ayaa yri Farxad ayey ii tahay in aan Hooygiisa ku booqdo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi oo dhawaan lagu duubay magaalada Muqdisho, anigoo ugu hambalyeeyey hoggaaminta saldanadan faca weyn.

Ugaaska oo ay wehelinayeen odeyaal dhaqan iyo waxgarad Soomaaliyeed, waxaan ka wada hadalnay xaaladda dalka, adkaynta midnimada iyo doorka dhaqanku ay kuu leeyihiin samatabixinta iyo dowlad-dhiska, gaar ahaan marxaladdan adag ee dalku uu ku jiro duruufo siyaasadeed oo halis ah.

Ha loo diyaar Garoobo Shirwaynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed Meel kasta ay joogaan. Guul & Midnimo.
01/05/2026

Ha loo diyaar Garoobo Shirwaynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed Meel kasta ay joogaan. Guul & Midnimo.

30/04/2026

Muxuu Isku Casilay Farmaajo & Khiyaanadda Dhacday ? Horfadhi.

28/04/2026

Aabaha siyaasada soomaalida nin shalay soo galay lama tartami karo .

28/04/2026

Saacadaha soo socoda intaan wey ka sii adkaan runtaa la isku garaacayaa.

“Ceeb ka xuni ma jirto qof weyn oo waaya-arag ah oo PhD haysta oo hadalladiisii shalay iyo maanta layska horkeenayo, oo ...
27/04/2026

“Ceeb ka xuni ma jirto qof weyn oo waaya-arag ah oo PhD haysta oo hadalladiisii shalay iyo maanta layska horkeenayo, oo aad is oraneeysa isagaa mucaarad isugu filan ee maxaad ka mucaaradaysaa.”.

Madaxweyne Farmaajo

Hadal Xaqiiqa ah
27/04/2026

Hadal Xaqiiqa ah

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudalib Murtiile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mudalib Murtiile:

Share