Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra'

Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra' Naadigaan wuxuu ka shaqeeyaa akhrinta iyo qorista waxyaabo ku saabsan ama aanan ka hor imaaneynin dii

17/08/2023
17/08/2023
17/08/2023
27/05/2023
26/12/2021

Barnaamijka Xogta Dahsoon & Wararka Xuseen Kurdi.Waa Channel aad si maalinle ah uga helayso wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sird...

Waa arigtida Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra' oo cashir ahaan uu u jeedinayo Sheekheena weyn Sh. Maxmuud Ow Cabdulle Ca...
20/12/2021

Waa arigtida Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra' oo cashir ahaan uu u jeedinayo Sheekheena weyn Sh. Maxmuud Ow Cabdulle Cariif, taasoo ka fog xagjirnimo & calmaaniyad labadaba

Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka waxaa halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif

Waxaan kugu casuumeynaa aqoon-kororsi ku saabsan aqriska iyo qoraalka oo ka dhacaya Zoom-ka ayna jeedineyso Drs Zahra Ma...
27/08/2021

Waxaan kugu casuumeynaa aqoon-kororsi ku saabsan aqriska iyo qoraalka oo ka dhacaya Zoom-ka ayna jeedineyso Drs Zahra Maxamed Cabdi oo aad wada garaneysaan oo khudbadaheedu ay dhaxalgal yihiin aadna u xeeldheer yihiin qotayna buugga Akhriska & Akhristaha kaasoo aad loo iibsaday. Haddaba ha moogaan oo ha ka qadin cilmiga aqriska iyo qoraalka ee ay noo soo quurtay oo ay noo jeedinto caawa bacdal cishaha saacaddu markey tahay labada fiidnimo (8:00 PM) inshaa'Allaah.

Link-gaan ka soo gal barnaamijka inshaa'Allaah.
Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/74171835487?pwd=ZndHcTUzSG5ybXpmTW5lOEd3MjZWQT09

Meeting ID: 741 7183 5487
Passcode: iqra

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

0618796364

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra':

Share

Category