Mursal Mohamed Yusuf

Mursal Mohamed Yusuf Member of the House of Representatives of the Galmudug state of Somalia.

09/04/2026

DOOYAALE.

06/04/2026

Waxaan hureyn habaar laguma darso

05/04/2026

MATABAAN GAROORE

Sawirkaan waxa uu kulminayaa Taliye Xuseen Molif iyo Wasiir Abdinasir Abdi Arush goobtuna waa Baydhabo Janaay iyo maanta...
03/04/2026

Sawirkaan waxa uu kulminayaa Taliye Xuseen Molif iyo Wasiir Abdinasir Abdi Arush goobtuna waa Baydhabo Janaay iyo maanta.
Waxaan sharaxaad dheeri ah u baahan dhoolacadeynta Taliye moolif madaama aysan sahlaneyn in uu sidaan oo kale u dhoola cadeeyo
Waxaa sidoo kale sidoo kale u baahan in la taxliiliyo qaabka oo taliyuhu labadiisa gacmood isugu geeyay gacanta midig ee sawiirka, labadaas arin waxay u baahanyihin aragtida Xildhiban Yusuf Hassan

02/04/2026

Deegaanka Iidow waxa uu mudo dheer kamid ahaa deegaanada aay ka jirtay baahida biyood oo saameyn weyn ku la heed Dadka iyo Duunyadaba waxaana alle hada fududeeyay in baahidaas xal loo helay.
Waxaan u mahad celinyaa cid walbo oo kaalin ka qaadatay hir galinta ceel biyoodka Iidow oo aay ugu horeyso hada IRC oo fulisay qodista Ceelka.
Waxaan ugu baaqayaa dadka deegaanka in aay si quman uga faa'iideystaan ceel biyoodka aay mudada baadigoobka ugu jireen

Allaha u naxariisto Macalin Adan Macalin Daauud oo kamid ahaa culimada sida weyn looga yaqaano guud ahaan Soomaaliya lag...
02/04/2026

Allaha u naxariisto Macalin Adan Macalin Daauud oo kamid ahaa culimada sida weyn looga yaqaano guud ahaan Soomaaliya laguna bartay fidinta diinta islaamka.
Waxa uu waqtigiisa inta ugu badneed ku soo bixiyay u adeegida iyo fidinta diinta islaamka
Allaha u raxmada Macalinka waxa uu kamid ahaa dadka aan nasiibka u yeeshay in aan nolol kula kulmo

01/04/2026

iidow

30/03/2026

Wararka sheegaya in Madaxweyne Laftagaren uu Baydhabo isaga baxay waxaan xaqiijinay in aay waxbo k**a jiraan tahay’ markii ugu fogaado Musqul lee ku jiraa

28/03/2026

Lafta-gareen waxa uu noosheegayaa in uu duyaar garoobay

24/03/2026

Mr.cantuugo wax naga qabsada ma lawaayay.
Waxaad aad ula yaabay sida uu jiliinkiisa waaqica u haleeshiiyay.

11/03/2026

Ninkaad waayeelka ah waxa uu umuuqdaa in usan helin waxbarasho nidaami ah hadane waxa uu ku hadlayaa kalsooni cilmiyeesan marka aad eegto sida uu u sharaxayo dayaxa iyo xidigahaba.

Waxaan hambalyo farxadeed la wadaagayaa Taliye Husein Salad Ibrahim Molif oo loo magacaabay taliyaha guutada 17aad ee Go...
22/02/2026

Waxaan hambalyo farxadeed la wadaagayaa Taliye Husein Salad Ibrahim Molif oo loo magacaabay taliyaha guutada 17aad ee Gorgor.
Waxaan laguu magacaabay shaqo aad u adag waxaana alle kaaga rajeynayaaa ii uu howshaas adag kugu asturo.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mursal Mohamed Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mursal Mohamed Yusuf:

Share